{"id":483491,"date":"2023-03-30T16:02:41","date_gmt":"2023-03-30T13:02:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483491"},"modified":"2023-03-30T16:04:15","modified_gmt":"2023-03-30T13:04:15","slug":"ciidamada-puntland-oo-burburiyey-xarumo-ay-ku-dhuumaalaysanayeen-argagixisada-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-puntland-oo-burburiyey-xarumo-ay-ku-dhuumaalaysanayeen-argagixisada-daacish\/","title":{"rendered":"Ciidamada Puntland oo burburiyey xarumo ay ku dhuumaalaysanayeen argagixisada Daacish"},"content":{"rendered":"<p>Qoraal kooban oo ka soo baxay taliska ciidan ka difaca Puntland gaar ahaan Qaybta 7-aad ee Bari ee urur ka Onkod ayaa lagu yiri.<\/p>\n<p>\u201cUrurka Onkod ee ciidamada Difaaca Puntland ee ka howlgala degmada Balidhidin ee gobalka Bari ayaa cagta mariyey Talisyo dhowr ah oo ay ku dhuumalysanayeen kooxda argagixisada ah ee Daacish ee ku dhuumaalaysta Buuralayda Calmadow ee gobalka Bari\u201d.<\/p>\n<p>Kooxda Argagaxisada ah ee Daacish ayaa Howl galkan loogaga Gubay Gaadiid iyo Sanaadii kala duwanayd ee ay Kooxdaani isticmaalayeen \u201cwaxaa sidoo kale la gaarsiiyey jab xoog leh oo kala ah dhimasho iyo dhawac ba\u201dAyaa lugu yiri qoraalka ka soo baxay Ciidamada difaaca Puntland.<\/p>\n<p>Ciidamada Difaaca Puntland ayaa asbuucyadii ugu banbeeyay laba jibbaaray howlgallada lagula dagaalamayo Kooxaha Khawaarijta ah ee Daacish iyo Al Shabaab ee ku dhumalaysta Buuralayda Silsilada Golis iyo Cal Miskaad ee Gobalada Sanaad iyo Bari.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal kooban oo ka soo baxay taliska ciidan ka difaca Puntland gaar ahaan Qaybta 7-aad ee Bari ee urur ka Onkod ayaa lagu yiri. \u201cUrurka Onkod ee ciidamada Difaaca Puntland ee ka howlgala degmada Balidhidin ee gobalka Bari ayaa cagta mariyey Talisyo dhowr ah oo ay ku dhuumalysanayeen kooxda argagixisada ah ee Daacish ee ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":483492,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483491","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483491","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483491"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483491\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483494,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483491\/revisions\/483494"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/483492"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483491"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483491"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483491"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}