{"id":483438,"date":"2023-03-29T14:05:48","date_gmt":"2023-03-29T11:05:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483438"},"modified":"2023-03-29T14:05:53","modified_gmt":"2023-03-29T11:05:53","slug":"xubin-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubin-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka-2\/","title":{"rendered":"Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Isxaaq Cabdiraxmaan Maxamed oo magaciisa Afgarashada Kooxda khawaarijta loo yaqaan (Muscab) ayaa isku soo dhiibay qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Isxaaq ayaa khawaariijta u qaabilsanaa waxa ay ugu yeeraan jabhadda , wuxuna sheegey in sababta ku kalliftay in Khawaariijta isaga soo baxo ay tahay markii uu u adkaysan waayay dhibaatada ay u geysaneyaan shacabka masaakiinta ah oo aan waxba galabsan\u00a0 iyo ka been sheegidda Diinteenna suubban ee\u00a0 Islaamka.<\/p>\n<p>Isxaaq Cabdiraxmaan ayaa baaq udiray saaxiibbadiisa kale ee ku jira Khawariijta in ay isaga soo baxaan iskuna soo dhiibaan Ciidanka Dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Isxaaq Cabdiraxmaan Maxamed oo magaciisa Afgarashada Kooxda khawaarijta loo yaqaan (Muscab) ayaa isku soo dhiibay qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Isxaaq ayaa khawaariijta u qaabilsanaa waxa ay ugu yeeraan jabhadda , wuxuna sheegey in sababta ku kalliftay in Khawaariijta isaga soo baxo ay tahay markii uu u adkaysan waayay dhibaatada ay u geysaneyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":483440,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483438","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483438","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483438"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483438\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483441,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483438\/revisions\/483441"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/483440"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483438"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483438"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483438"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}