{"id":483361,"date":"2023-03-29T10:38:32","date_gmt":"2023-03-29T07:38:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483361"},"modified":"2023-03-29T11:49:26","modified_gmt":"2023-03-29T08:49:26","slug":"bankiga-dhexe-ee-soomaaliya-oo-dalka-ka-hirgeliyey-lambar-xisaabeedka-bangiyada-ee-caalamiga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bankiga-dhexe-ee-soomaaliya-oo-dalka-ka-hirgeliyey-lambar-xisaabeedka-bangiyada-ee-caalamiga-ah\/","title":{"rendered":"Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo dalka ka hirgeliyey lambar-Xisaabeedka Bangiyada ee Caalamiga ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa 27-kii bishan ka mid noqday waddamada qaatay habka lambarka koontooyinka Bankiyada Caalamaiga ah ee loo yaqaan IBAN.<\/p>\n<p>IBAN ayaa ah hab xisaabeed \u00a0ay isticmaalaan Bankiyada Caalamka ee ku yaal in ka badan 80 waddan kaas oo ah nidaam fududeeya in si sahlan loo aqoonsado xisaabaadka Bankiyada marka la samaynayo lacag diris.<\/p>\n<p>Hirgelinta barnaamijkan ayaa yareynaya qaladdaadka ka dhasha lacagaha loo kala wareejiyo koontooyin ku yaal Bankiyo kala duwan, wuxuuna sidoo kale door fiican ka ciyaari doonaa barnaamijkan ilaalinta iyo dadejinta lacagaha Bankiyada dalka iyo kuwa Caalamku is-weydaarsado.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa astaan u ah dedaalka iyo horumarka la taaban karo ee laga sameeyay casriyeynta iyo habeynta hannaanka maaliyadda dalka, taas oo uu horseed ka yahay Bankiga dhexe ee dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-483411 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/BANKIGA-12.jpg\" alt=\"\" width=\"1448\" height=\"2048\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/BANKIGA-12.jpg 1448w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/BANKIGA-12-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/BANKIGA-12-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/BANKIGA-12-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/BANKIGA-12-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/BANKIGA-12-860x1216.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1448px) 100vw, 1448px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa 27-kii bishan ka mid noqday waddamada qaatay habka lambarka koontooyinka Bankiyada Caalamaiga ah ee loo yaqaan IBAN. IBAN ayaa ah hab xisaabeed \u00a0ay isticmaalaan Bankiyada Caalamka ee ku yaal in ka badan 80 waddan kaas oo ah nidaam fududeeya in si sahlan loo aqoonsado xisaabaadka Bankiyada marka la samaynayo lacag [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":482469,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483361","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483361","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483361"}],"version-history":[{"count":9,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483412,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483361\/revisions\/483412"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482469"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}