{"id":483355,"date":"2023-03-29T08:34:27","date_gmt":"2023-03-29T05:34:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483355"},"modified":"2023-03-29T11:21:02","modified_gmt":"2023-03-29T08:21:02","slug":"duqa-muqdisho-iyo-guddoomiyaha-rugta-ganacsiga-oo-ka-wada-hadlay-horumarrinta-caasimadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-iyo-guddoomiyaha-rugta-ganacsiga-oo-ka-wada-hadlay-horumarrinta-caasimadda\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho iyo guddoomiyaha rugta ganacsiga oo ka wada hadlay horumarrinta Caasimadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamud Cabdikariin Gabeyre ayaa si wadajir ah u saxiixay heshiis is afgarad ah oo la xariira dib u qaabeynta ilaha dhaqaalaha, maalgashiga iyo horumarrinta magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamud Guure, Guddoomiye Ku-xigeenka howlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale iyo xubnaha kala duwan ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamud Cabdikariin Gabeyre ayaa si wadajir ah u saxiixay heshiis is afgarad ah oo la xariira dib u qaabeynta ilaha dhaqaalaha, maalgashiga iyo horumarrinta magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":483389,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483355","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483355","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483355"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483355\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483356,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483355\/revisions\/483356"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/483389"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483355"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483355"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483355"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}