{"id":483346,"date":"2023-03-28T16:14:38","date_gmt":"2023-03-28T13:14:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483346"},"modified":"2023-03-28T16:14:38","modified_gmt":"2023-03-28T13:14:38","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-guddoomiyay-kulan-looga-hadlay-xaaladda-magaalada-baardheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-guddoomiyay-kulan-looga-hadlay-xaaladda-magaalada-baardheere\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda magaalada Baardheere"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federalka Soomaaliya, mudane Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta guddoomiyey shir ay isugu imaadeen hay\u2019addaha ka shaqeeya arrimaha Bin&#8217;aadanimada oo looga hadlayay xaaladda magaalada Baardheere ee gobalka Gedo oo dhawaan uu ku fatahay wabiga Jubba.<\/p>\n<p>Kulankan waxaa qayb ka ahaa guddoomiyaha hay\u2019adda maareynta musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, La-taliyaha Istaraatiijiyadda iyo iskaashiga mudane Maxamed Cumar Macalin, madaxa isku-xirka arrimaha gargaarka Soomaaliya ahna ku-xigeenka madaxa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Adam Abdul Mowla, waxaana looga hadlay xaalada magaalada Baardheere iyo sida dadka halkaas ku dhibaataysan gargaar loo gaarsiin karo.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta ka qeyb-galay shirkan muhiimka ah ayaa ku balamay in la qabto shir ballaaran oo xooga lugu saaraayo arrimaha fatahaadda iyo\u00a0sidii xal waara loogu heli lahaa dhibootooyinka ka dhasha biyo yarida iyo fataahadaha, ayidoo lugu balamay in ay hay\u2019adda SoDMA ay qaadato dowrka isku xirka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federalka Soomaaliya, mudane Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta guddoomiyey shir ay isugu imaadeen hay\u2019addaha ka shaqeeya arrimaha Bin&#8217;aadanimada oo looga hadlayay xaaladda magaalada Baardheere ee gobalka Gedo oo dhawaan uu ku fatahay wabiga Jubba. Kulankan waxaa qayb ka ahaa guddoomiyaha hay\u2019adda maareynta musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, La-taliyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483346","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483346","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483346"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483346\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483347,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483346\/revisions\/483347"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483346"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483346"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483346"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}