{"id":483321,"date":"2023-03-28T10:05:52","date_gmt":"2023-03-28T07:05:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483321"},"modified":"2023-03-28T10:06:22","modified_gmt":"2023-03-28T07:06:22","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-hambalyo-u-dirayxulka-kubadda-cagta-ee-deegaanka-gubadley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-hambalyo-u-dirayxulka-kubadda-cagta-ee-deegaanka-gubadley\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare ku Xigeenka XFS oo hambalyo u diray xulka kubadda cagta ee deegaanka Gubadley"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Jaamac ayaa ka qayb galay munaasibad casho sharaf\u00a0 oo lagu dhiirri galinaayay xulka kubadda cagta ee Deegaanka Gubadley.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane, Saalax Jaamac ayaa ugu hambalyeeyay kooxda kubadda cagta Gubadley oo ku guuleystay tartanka Ciyaaraha Degmooyinka oo dhawaan Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.<\/p>\n<p>Mudane, Saalax Jaamac ayaa dhallinyarada ugu baaqay in ay gacanna ku hayaan wax barasho iyo sare u qaadidda arrimaha bulshada, gacanna ay ugu hiilliyaan dowladnimada Soomaaliya, isagoo hambalyo u diray xulka kubadda cagta ee deegaanka Gubadley.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Jaamac ayaa ka qayb galay munaasibad casho sharaf\u00a0 oo lagu dhiirri galinaayay xulka kubadda cagta ee Deegaanka Gubadley. Ra\u2019isul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane, Saalax Jaamac ayaa ugu hambalyeeyay kooxda kubadda cagta Gubadley oo ku guuleystay tartanka Ciyaaraha Degmooyinka oo dhawaan Muqdisho lagu soo gabagabeeyay. Mudane, Saalax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":482804,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483321","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483321"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483323,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483321\/revisions\/483323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482804"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}