{"id":483298,"date":"2023-03-28T04:26:59","date_gmt":"2023-03-28T01:26:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483298"},"modified":"2023-03-28T04:28:43","modified_gmt":"2023-03-28T01:28:43","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-nuqul-ka-mid-warqadaha-aqoonsiga-danjiranimo-ka-guddoomay-safiirka-cusub-ee-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-nuqul-ka-mid-warqadaha-aqoonsiga-danjiranimo-ka-guddoomay-safiirka-cusub-ee-jabuuti\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo nuqul ka mid warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Mudane Mohamed-Rashid Ibrahim Yuusuf.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mohamed-Rashid Ibrahim Yuusuf, jamhuuriyadda Jabuuti waxaan wadaagnaa xiriir walaaltinimo oo qoto dheer, waxaanna iska kaashannaa arrimaha muhiimka u ah labada dal ee heer gobol, qaaradeed iyo caalamiba&#8221; ayuu yiri Wasiir Abshir Cumar Jaamac.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Mudane Mohamed-Rashid Ibrahim Yuusuf. &#8220;Waxaan nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mohamed-Rashid Ibrahim Yuusuf, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,7,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483298","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-siyaasadda","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483298","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483298"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483298\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483300,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483298\/revisions\/483300"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}