{"id":483292,"date":"2023-03-27T18:58:24","date_gmt":"2023-03-27T15:58:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483292"},"modified":"2023-03-27T18:58:24","modified_gmt":"2023-03-27T15:58:24","slug":"wabiyada-jubba-iyo-shabeelle-oo-la-saadaalinayo-inay-fatahaad-sameeyaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wabiyada-jubba-iyo-shabeelle-oo-la-saadaalinayo-inay-fatahaad-sameeyaan\/","title":{"rendered":"Wabiyada Jubba iyo Shabeelle oo la saadaalinayo inay fatahaad sameeyaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Waxaa jirta cabsi ku aadan in asbuucan dabayaaqadiisa ay fatahaado sameeyaan wabiyada Jubba iyo Shabeelle, waxaana muuqata calaamado arrintaasi muujinaya oo ay ka mid yihiin heerka biyaha wabiga oo sare u kacay iyo roobabka mahiigaanka ah ee ka da&#8217;ay dhulka sare ee Ethiopia.<\/p>\n<p>Warbixin ay soo saareen hay&#8217;adda macluumaadka dhulka iyo biyaha Soomaaliyeed iyo hay&#8217;adda FAO ayaa lagu sheegay in 2 ilaa 3-da maalmood ee soo socda uu wabiga Shabeelle ku fatihi karo Baladweyne iyo deegaanada kale ee uu maro.<\/p>\n<p>Dadka deggan meelaha u nugul in biyaha wabigu soo gaaraan ayaa looga digay inay sii daganaadaan aagaas, waxaana loogu baaqay inay taxadar wayn muujiyaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Waxaa jirta cabsi ku aadan in asbuucan dabayaaqadiisa ay fatahaado sameeyaan wabiyada Jubba iyo Shabeelle, waxaana muuqata calaamado arrintaasi muujinaya oo ay ka mid yihiin heerka biyaha wabiga oo sare u kacay iyo roobabka mahiigaanka ah ee ka da&#8217;ay dhulka sare ee Ethiopia. Warbixin ay soo saareen hay&#8217;adda macluumaadka dhulka iyo biyaha Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":406454,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483292","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483292","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483292"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483293,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483292\/revisions\/483293"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/406454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}