{"id":483273,"date":"2023-03-27T13:37:02","date_gmt":"2023-03-27T10:37:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483273"},"modified":"2023-03-27T13:38:06","modified_gmt":"2023-03-27T10:38:06","slug":"guddoomiyaha-hayadda-maaraynta-musiibooyinka-qaranka-oo-kulan-la-qaatay-madax-ka-socotay-hayadda-qaxootiga-aduunka-ee-unhcr","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-maaraynta-musiibooyinka-qaranka-oo-kulan-la-qaatay-madax-ka-socotay-hayadda-qaxootiga-aduunka-ee-unhcr\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka oo kulan la qaatay Madax ka socotay hay\u2019adda qaxootiga aduunka ee UNHCR"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka oo ay wheliyaan Guddoomiye ku xigeenka hay\u2019adda iyo Madax kale oo ka tirsan hay\u2019adda ayaa kulan la yeeshay .<\/p>\n<p>kulankaan oo ka dhacay Xarunta hay\u2019adda SODMA ayaa looga wada hadlay arima la xariira dadka ku barakacay gudaha dalka ( IDPs) sida loo caawin lahaa, iyo sidii ay wada shaqeen dhaw u yeelan lahaayeen labada hay\u2019adood, taas oo taabanayso dhinacya badan.<\/p>\n<p>Ugu danbayn hoggaanka Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka qaranka ayaa u mahadceliyay madaxda ka socotaya hay\u2019adda UNHCR booqashada ay ku yimadeen Xatunta SODMA iyo wada shaqaynta ay ballan qaadeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka oo ay wheliyaan Guddoomiye ku xigeenka hay\u2019adda iyo Madax kale oo ka tirsan hay\u2019adda ayaa kulan la yeeshay . kulankaan oo ka dhacay Xarunta hay\u2019adda SODMA ayaa looga wada hadlay arima la xariira dadka ku barakacay gudaha dalka ( IDPs) sida loo caawin lahaa, iyo sidii ay wada shaqeen dhaw [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":481742,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483273","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483273","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483273"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483275,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483273\/revisions\/483275"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481742"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}