{"id":483263,"date":"2023-03-27T11:24:24","date_gmt":"2023-03-27T08:24:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483263"},"modified":"2023-03-27T11:24:24","modified_gmt":"2023-03-27T08:24:24","slug":"taliyaha-ciidanka-boliiska-oo-booqday-xarunta-hayadda-maareeynta-musiibooyinka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-boliiska-oo-booqday-xarunta-hayadda-maareeynta-musiibooyinka-qaranka\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Boliiska oo booqday xarunta Hay&#8217;adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta booqday Hay&#8217;adda Maareeynta Musiibooyinka ee Qaranka. Somali Disaster Management Agency (SoDMA).<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Mudane. Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Taliyaha ku soo dhaweeyay Xarunta hay&#8217;adda iyadoo taliyuhu booqday qeybaha iyo waaxaha. Isla madkaana, warbixin laga siiyay sida ay hay&#8217;addu ku shaqeyso.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta booqday Hay&#8217;adda Maareeynta Musiibooyinka ee Qaranka. Somali Disaster Management Agency (SoDMA). Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Mudane. Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Taliyaha ku soo dhaweeyay Xarunta hay&#8217;adda iyadoo taliyuhu booqday qeybaha iyo waaxaha. Isla madkaana, warbixin laga siiyay sida ay hay&#8217;addu ku shaqeyso. &nbsp;<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":482160,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483263","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483263","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483263"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483263\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483264,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483263\/revisions\/483264"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482160"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483263"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483263"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483263"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}