{"id":483250,"date":"2023-03-26T20:43:21","date_gmt":"2023-03-26T17:43:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483250"},"modified":"2023-03-26T20:43:21","modified_gmt":"2023-03-26T17:43:21","slug":"ciidanka-booliiska-oo-gubay-waxyaabaha-maandooriye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-booliiska-oo-gubay-waxyaabaha-maandooriye\/","title":{"rendered":"Ciidanka Booliiska oo gubay waxyaabaha maandooriye"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xeebta iskool buluusiya ee magaalada Muqdisho ku gubay waxyaabaha Muqaadaraadka oo lagu soo qabtay howlgal ay ciidanka ka sameyeen xaafadaha qaar ee G\/Banaadir.<\/p>\n<p>Taliyaha hoggaanka wacyi galinta iyo la dagaallanka muqaadaraadka ciidanka Boliiska Gaashaanle sare Mire Axmed Mataan ayaa ka warbixiyey tillaabada, waxaana uu sheegay in Ciidanka ay sii xoojin doonaan howlgaladani.<\/p>\n<p>Waxyaabaha la gubay ayaa ka koobnaa Xashiish, calaq iyo maandooriye kale.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xeebta iskool buluusiya ee magaalada Muqdisho ku gubay waxyaabaha Muqaadaraadka oo lagu soo qabtay howlgal ay ciidanka ka sameyeen xaafadaha qaar ee G\/Banaadir. Taliyaha hoggaanka wacyi galinta iyo la dagaallanka muqaadaraadka ciidanka Boliiska Gaashaanle sare Mire Axmed Mataan ayaa ka warbixiyey tillaabada, waxaana uu sheegay in Ciidanka ay sii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483250","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483250","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483250"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483250\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483251,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483250\/revisions\/483251"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483250"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483250"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483250"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}