{"id":482922,"date":"2023-03-25T16:40:59","date_gmt":"2023-03-25T13:40:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482922"},"modified":"2023-03-25T16:43:24","modified_gmt":"2023-03-25T13:43:24","slug":"khawaarijta-oo-jab-xooggan-lagu-gaarsiiyay-howlgal-ka-dhacay-degmada-ruun-nirgood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/khawaarijta-oo-jab-xooggan-lagu-gaarsiiyay-howlgal-ka-dhacay-degmada-ruun-nirgood\/","title":{"rendered":"Khawaarijta oo jab xooggan lagu gaarsiiyay howlgal ka dhacay degmada Ruun-nirgood"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Kooxda Khawaarijta ayaa Jab xooggan lagu gaarsiiyay dagaal ka dhacay degmada\u00a0 Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p>Wariyaha warbaahinta qaranka, Cusmaan Aadan\u00a0 oo ku sugan gobolka Shabeellada Dhexe ayaa soo sheegaya in howlgalka khasaare xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta.<\/p>\n<p>Khawaarijta Al-shabaab ay isku dayeen in ay soo weeraraan degmada, waxaa ka hortagay Ciidamada Qaranka oo garabsanaya dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa jira howlgal ay wali wadaan Ciidanka kaasi oo lagu baacsanayo haraadiga kooxaha Khawaarijta oo baxsaday.<\/p>\n<p>Degmada Ruun-nirgood ayaa 15 sano ka dib Ciidanka Qaranka iyo dadka deegaanka waxaa ay ka xoreeyeen kooxda Khawaarijta Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Kooxda Khawaarijta ayaa Jab xooggan lagu gaarsiiyay dagaal ka dhacay degmada\u00a0 Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellada Dhexe. Wariyaha warbaahinta qaranka, Cusmaan Aadan\u00a0 oo ku sugan gobolka Shabeellada Dhexe ayaa soo sheegaya in howlgalka khasaare xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta. Khawaarijta Al-shabaab ay isku dayeen in ay soo weeraraan degmada, waxaa ka hortagay Ciidamada Qaranka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":482923,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482922","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482922","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482922"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482924,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482922\/revisions\/482924"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}