{"id":482913,"date":"2023-03-25T15:30:13","date_gmt":"2023-03-25T12:30:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482913"},"modified":"2023-03-25T15:54:33","modified_gmt":"2023-03-25T12:54:33","slug":"dalal-yurub-ah-oo-sameynaya-difaac-ka-dhan-ah-khatarta-ruusha-ee-xagga-hawada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dalal-yurub-ah-oo-sameynaya-difaac-ka-dhan-ah-khatarta-ruusha-ee-xagga-hawada\/","title":{"rendered":"Dalal Yurub ah oo sameynaya difaac ka dhan ah khatarta Ruusha ee xagga hawada"},"content":{"rendered":"<p>Taliyeyaasha ciidamada cirka ee Sweden, Norway, Finland iyo Denmark ayaa sheegay inay saxiixeen warqad ay ku doonayaan inay ku abuuraan difaac midaysan oo waqooyiga Yurub ah, kaas oo looga hortagayo khatarta sii kordheysa ee Ruushka.<\/p>\n<p>Talaabada lagu midaynayo ciidamada cirka ayaa ka dhalatay duulaankii Ruushka uu bishii February \u00a0ee sanadkii hore ku qaaday Ukraine, sida uu wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay taliyaha ciidamada cirka ee Denmark, Major General Jan Dam.<\/p>\n<p>Ujeedadu waa in la awoodo in si wada jir ah loo shaqeeyo, iyadoo lagu saleynayo ama lagu hoos shaqeynayo hababkii \u00a0horey loogu \u00a0yiqiin NATO, sida lagu sheegay bayaan Jimcihii ay soo saareen ciidamada qalabka sida ee afarta dal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyeyaasha ciidamada cirka ee Sweden, Norway, Finland iyo Denmark ayaa sheegay inay saxiixeen warqad ay ku doonayaan inay ku abuuraan difaac midaysan oo waqooyiga Yurub ah, kaas oo looga hortagayo khatarta sii kordheysa ee Ruushka. Talaabada lagu midaynayo ciidamada cirka ayaa ka dhalatay duulaankii Ruushka uu bishii February \u00a0ee sanadkii hore ku qaaday Ukraine, sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":482914,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482913","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482913","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482913"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482917,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482913\/revisions\/482917"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482914"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}