{"id":482887,"date":"2023-03-25T11:28:26","date_gmt":"2023-03-25T08:28:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482887"},"modified":"2023-03-25T11:29:09","modified_gmt":"2023-03-25T08:29:09","slug":"horjooge-ka-tirsanaa-khawaariinta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjooge-ka-tirsanaa-khawaariinta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga\/","title":{"rendered":"Horjooge ka tirsanaa khawaariijta oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Tirada khawaariinta isu soo dhiibaysa Ciidanka xoogga iyo laammaha kala duwan ee dowladda Soomaliya ayaa sare u kacay maalmihii u dambeeyey kuwaas oo sheegay in ay u adkaysan waayeen tacadiyadda ka dhex jira guddaga kooxa khawaariinta.<\/p>\n<p>Dhuurre Yuusuf Garow oo magaciisa Afgarashadu yahay(Hilal) ayaa saaka isku soo\u00a0 dhiibay taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Qeybta 60aad oo xaruntoodu tahay gobolka Baay.<\/p>\n<p>Dhuurre ayaa khawaariijta u qaabilsanaa waxa ay ugu yeeraan jabhada,isagoo sheegay in uu u adkaysan waayay ka been sheegista kooxda khawaariijtu kula kacayso diinta Islaamka.<\/p>\n<p>Isa soo dhiibahan ayaa baaq u direy Saaxibadiisa kale ee ku jira Khawariijta in ay isaga Soo baxaan kana faa&#8217;iidaystaan cafiska dowladda u fidisay xubnaha ka kasoo laabanaya fikradaha gurracan ee xagjirka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Tirada khawaariinta isu soo dhiibaysa Ciidanka xoogga iyo laammaha kala duwan ee dowladda Soomaliya ayaa sare u kacay maalmihii u dambeeyey kuwaas oo sheegay in ay u adkaysan waayeen tacadiyadda ka dhex jira guddaga kooxa khawaariinta. Dhuurre Yuusuf Garow oo magaciisa Afgarashadu yahay(Hilal) ayaa saaka isku soo\u00a0 dhiibay taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Qeybta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":482888,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482887","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482887"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482890,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482887\/revisions\/482890"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482888"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}