{"id":482852,"date":"2023-03-24T09:19:58","date_gmt":"2023-03-24T06:19:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482852"},"modified":"2023-03-24T09:19:58","modified_gmt":"2023-03-24T06:19:58","slug":"mareykanka-oo-duqeymo-dhanka-cirka-ah-ka-geystay-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-duqeymo-dhanka-cirka-ah-ka-geystay-suuriya\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo duqeymo dhanka cirka ah ka geystay Suuriya"},"content":{"rendered":"<p>Xafiiska Pentagon-ka ayaa sheegay in dhowr weerar oo xagga cirka ah ay ka fuliyeen bariga Suuriya,halkaas oo lagu weeraray kooxo isbahaysi la ah Iran .<\/p>\n<p>Weeraradaan oo dhacay habeenimadii Khamiista waxay aargoosi u ahaayeen weerar lagu qaaday saldhig ay leeyihiin isbahaysiga uu hoggaamiyo \u00a0Maraykanku oo u dhow deegaanka Hassakeh ee dhaca waqooyi bari Dalka Suuriya,halkaasi oo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ay ku dileen nin qandaraasle ah , mid kalena lagu dhaawacay, iyadoo sidoo kale lagu dhaawacay shan askari oo Maraykan ah.<\/p>\n<p>Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in weeraradaasi lala beegsaday kooxo xiriir la leh Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran (IRGG) ee ku sugan bariga Suuriya.<\/p>\n<p>&#8220;Sida uu madaxweyne Biden caddeeyey, waxaan qaadi doonaa dhammaan tallaabooyinka lagama maarmaanka ah si aan u difaacno dadkeenna, waxaana mar walba ka jawaabi doonnaa waqtiga iyo goobta aan dooranay,&#8221; Austin ayaa yiri.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Pentagon-ka ayaa sheegay in dhowr weerar oo xagga cirka ah ay ka fuliyeen bariga Suuriya,halkaas oo lagu weeraray kooxo isbahaysi la ah Iran . Weeraradaan oo dhacay habeenimadii Khamiista waxay aargoosi u ahaayeen weerar lagu qaaday saldhig ay leeyihiin isbahaysiga uu hoggaamiyo \u00a0Maraykanku oo u dhow deegaanka Hassakeh ee dhaca waqooyi bari Dalka Suuriya,halkaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":482853,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482852","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482852","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482852"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482852\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482854,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482852\/revisions\/482854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482853"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482852"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482852"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482852"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}