{"id":482786,"date":"2023-03-23T09:06:24","date_gmt":"2023-03-23T06:06:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482786"},"modified":"2023-03-23T09:19:04","modified_gmt":"2023-03-23T06:19:04","slug":"sare-u-kaca-maciishada-ee-bisha-barakeysan-ee-ramadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sare-u-kaca-maciishada-ee-bisha-barakeysan-ee-ramadaan\/","title":{"rendered":"Sare-u-kaca Maciishada Suuqyada Ee xiliyada Ramadaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA):-Bilshaada Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa laga dareema Sare u kac sicirka \u00a0suuqyada magaalooyinka dalka dhanka \u00a0maceyshada ah,Inta badan Suuqyada Soomaaliya waxaa laga dareemaa dhaqdhaqaaq xooggan markii lagaaro Bisha Barakeysan ee Ramadaan,Waxaa isbadalka weyn ku yimaada Alaabaha bagaashka ah ee kala duwan sida,Maacuunta, Raashinka, Qudaarta,Agabka lagu qurxiyo guryaha,Dharka iyo Macmacaanka.<\/p>\n<p>Bisha Ramadaan awgeed\u00a0 suuqyada ganacsiga\u00a0 ee magaalda Muqdisho waxa dadku\u00a0 ay aad u iibsadaan alaabta,sida Raashinka,Qudaarta,Maacuunka,Agabka lagu qurxiyo guryaha,Dharka iyo dhamaan Agabyadda loogu diyaar garowbayo soo dhawaynta bilaashada bisha Ramadaan oo ka duwaan bilaha kale.<\/p>\n<p>waxaa suuqyada magaaladda Muqdisho lagu kala Iibsanaya maciiyshada qutuldaruurig ah saaka sida Sokorta,Burka,Bariiska,Saliida,Caano Booraha,iyo Timitra oo ah wax yaabaha loogu isticmaalka badan yahay sida caadiga ah xiliga Ramadaanka, waxaana la kala siisanayay saaka ,Sokorta loorka <strong>910<\/strong>-Shilinka Soomaaliga ah oo u dhigantah <strong>35-<\/strong>Doller,Buurka loorkii ayaa maraya <strong>728-<\/strong>Shilinka Soomaaliga ah oo u dhigan tah <strong>28-<\/strong>doller, Loorka Bariiska ah ayaa qaymo ahaan jooga suuqa \u00a0<strong>1,300<\/strong> oo shilinka Soomaaliga ah oo u dhigantah <strong>50-<\/strong> doller,20-Liitar qaarka Saliid ah ayaa ka maray suuqa saaka<strong> 702<\/strong> Shilinka Soomaaliga ah oo u dhigan tah <strong>27-<\/strong>Doller,caanah loo yaqaan boorah ayaa la siinaya halka gasac,<strong>520<\/strong> Shilinka Soomaaliga ah oo u dhigan taha <strong>20-<\/strong>Doller iyo Timirta halkaa Kartoon ayaa lakala Iibsanaya saaka <strong>234<\/strong> oo shilinka Soomaaliga ah oo u dhigantaha <strong>9-<\/strong> Doller,guud ahaan suuqyada lagu Iibayo macayshada ayaa laga dareemaya sare u kac dhanka sicirka bilashada Bisha Barakeysan Ee Ramadaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA):-Bilshaada Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa laga dareema Sare u kac sicirka \u00a0suuqyada magaalooyinka dalka dhanka \u00a0maceyshada ah,Inta badan Suuqyada Soomaaliya waxaa laga dareemaa dhaqdhaqaaq xooggan markii lagaaro Bisha Barakeysan ee Ramadaan,Waxaa isbadalka weyn ku yimaada Alaabaha bagaashka ah ee kala duwan sida,Maacuunta, Raashinka, Qudaarta,Agabka lagu qurxiyo guryaha,Dharka iyo Macmacaanka. Bisha Ramadaan awgeed\u00a0 suuqyada ganacsiga\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":482787,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[84,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482786","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ganacsiga","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482786","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482786"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482786\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482797,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482786\/revisions\/482797"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482787"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}