{"id":482673,"date":"2023-03-22T08:21:07","date_gmt":"2023-03-22T05:21:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482673"},"modified":"2023-03-22T08:21:12","modified_gmt":"2023-03-22T05:21:12","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-waajibaadka-sharciga-ahaa-isla-xisaabtanka-ahaa-ayaan-gudaneynaynaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-waajibaadka-sharciga-ahaa-isla-xisaabtanka-ahaa-ayaan-gudaneynaynaa\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha golaha Shacabka \u201cWaajibaadka sharciga ahaa isla xisaabtanka ahaa ayaan gudaneynaynaa\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha golaha shacabka , Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay in xukuumaddu ay ku guuleysatay shaqo muuqato oo dalka laga qabtay, wuxuuna ugu mahadceliyay sida ay ugu go\u2019an tahay isla xisaabtan iyo daah-furnaan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ayaa ballan qaaday in waajibaadkooda isla xisaabtanka ay gudan doonaan maaddaama ay xukuumaddu iyadu hor kacayso.<\/p>\n<p>&#8220;Xukuumaddu waxay ku guuleysatay shaqo muuqata oo dalka laga qabtay, waxaan uga mahadcelinayaa sida ay uga go&#8217;an tahay isla xisaabtan iyo daah-furnaan&#8221; Guddoomiyaha Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa si amniga caasimadda loo sugo xukuunadda Dan-Qaran ku boorriyay in la ballaariyo deegaanka si ay mas\u2019uuliyiintu u deganaan xaafadaha fog-fog ee daafaha xiga.<\/p>\n<p>\u201cIsla xisaabtankii sharciga ahaa oo dastuuriga ahaa oo waajibaadkanaga ahaa ayaan gudaneynaa annagoo mataleyno shacabkanaga Soomaaliyeed\u201d ayuu yiri guddoomiyuhu.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha golaha shacabka , Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay in xukuumaddu ay ku guuleysatay shaqo muuqato oo dalka laga qabtay, wuxuuna ugu mahadceliyay sida ay ugu go\u2019an tahay isla xisaabtan iyo daah-furnaan. Guddoomiyaha oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ayaa ballan qaaday in waajibaadkooda isla xisaabtanka ay gudan doonaan maaddaama ay xukuumaddu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":482674,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482673","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482673","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482673"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482675,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482673\/revisions\/482675"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482674"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}