{"id":482663,"date":"2023-03-22T07:11:41","date_gmt":"2023-03-22T04:11:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482663"},"modified":"2023-03-22T08:00:04","modified_gmt":"2023-03-22T05:00:04","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-iyo-guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-bogaadiyay-wax-qabadka-xukuumadda-dan-qaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-iyo-guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-bogaadiyay-wax-qabadka-xukuumadda-dan-qaran\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan oo bogaadiyay wax qabadka xukuumadda Dan-Qaran"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Madaxweyanaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ayaa bogaadiyay guulaha lagu xaqiijiyay xoreynta dalka, dowlad-dhiska iyo horumarka.<\/p>\n<p>&#8220;Caawa Xukuumadda Dan-Qaran ee uu hoggaamiyo Ra&#8217;iisul Wasaare Xamse dhaqan cusub ayey billaabeen oo ah in ay u furan yihiin isla-xisaabtan iyo in su&#8217;aalo la weydiiyo, dadkana u sharaxaan waxa lagu hayo xafiisyada dhexdooda &#8220;Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud\u00a0 oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ee uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa tilmaamay in ay guul weyn ahayd samata-bixinta dadkeennii Soomaaliyeed ee la dhibaateysnaa abaaraha ka jiray dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa soo qaaday inta badan tallaabooyinkii horumarka lahaa ee ay xukuumadda Dan-Qaran ku tallaabsatay sida, la dagaallanka argagixisada, Caafimaadka, wax barashada,ilaalinta deegaanka, dhiirri gelinta kalluumeysiga iyo maal gashiga.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in ka dowlad ahaan ay ka go&#8217;an tahay inay waddo cad u jeexaan jiilasha dambe si loo xuso madaxda haatan joogto loogana baahn yahay qof walba inuu noqdo ku dayasho wanaagsan oo berri loo aayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Madaxweyanaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ayaa bogaadiyay guulaha lagu xaqiijiyay xoreynta dalka, dowlad-dhiska iyo horumarka. &#8220;Caawa Xukuumadda Dan-Qaran ee uu hoggaamiyo Ra&#8217;iisul Wasaare Xamse dhaqan cusub ayey billaabeen oo ah in ay u furan yihiin isla-xisaabtan iyo in su&#8217;aalo la weydiiyo, dadkana u sharaxaan waxa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":482664,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482663","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482663","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482663"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482663\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482672,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482663\/revisions\/482672"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482664"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}