{"id":482640,"date":"2023-03-21T16:40:59","date_gmt":"2023-03-21T13:40:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482640"},"modified":"2023-03-21T17:38:57","modified_gmt":"2023-03-21T14:38:57","slug":"xildhibaano-ka-tirsan-baarlamaanka-soomaaliya-oo-ka-qeyb-galay-aqoon-is-waydaarsi-ku-saabsan-sharciga-shaqaalaha-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaano-ka-tirsan-baarlamaanka-soomaaliya-oo-ka-qeyb-galay-aqoon-is-waydaarsi-ku-saabsan-sharciga-shaqaalaha-adduunka\/","title":{"rendered":"Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka qeyb galay aqoon is waydaarsi ku saabsan sharciga shaqaalaha adduunka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Mudanayaal ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka JFS ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay aqoon isweydaarsi ku saabsan sharciga shaqaalaha Aduunka,oo ay soo qaban qaabisay Hay\u2019adda shaqaalaha Aduunka {ILO}<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga Adeega bulshada Aqalka sare Senator Cusmaan Maxamuud Dufle iyo Guddoomiyaha gudiga horumarinta Adeega Bulshada Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Nuur (Jilley) ayaa hogaaminayay xubnaha labada guddi ee aqoon isweydaarsiga ka qeyb galay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/337299298_540211907999208_4305595524543062752_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=PqNWV5IwESoAX8d2ESC&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfDkn3pS58ZdMxEybTpXF2Fu4oi8tnI_KSriSS6ctmFXAA&amp;oe=641E762F\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 7 qof, dad taagan, dad fadhiya iyo gudaha\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/337170204_768161594504589_876495862623096097_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=ZJ35mxqm8kUAX-FWMYA&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfBDLsQjZs3FSoaSX6CKfFaLHYeG4CgG6V36r1n7igi2Mg&amp;oe=641DE5F8\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 6 qof, dad fadhiya, dad taagan iyo gudaha\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/337299298_540211907999208_4305595524543062752_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=PqNWV5IwESoAX8d2ESC&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfDkn3pS58ZdMxEybTpXF2Fu4oi8tnI_KSriSS6ctmFXAA&amp;oe=641E762F\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 7 qof, dad taagan, dad fadhiya iyo gudaha\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Mudanayaal ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka JFS ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay aqoon isweydaarsi ku saabsan sharciga shaqaalaha Aduunka,oo ay soo qaban qaabisay Hay\u2019adda shaqaalaha Aduunka {ILO} Guddoomiyaha guddiga Adeega bulshada Aqalka sare Senator Cusmaan Maxamuud Dufle iyo Guddoomiyaha gudiga horumarinta Adeega Bulshada Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":482642,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482640","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482640","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482640"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482641,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482640\/revisions\/482641"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482642"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}