{"id":482595,"date":"2023-03-21T13:58:30","date_gmt":"2023-03-21T10:58:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482595"},"modified":"2023-03-21T13:58:30","modified_gmt":"2023-03-21T10:58:30","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-iyo-qm-oo-ka-wada-hadlay-dib-u-heshiisiinta-iyo-arrimo-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-iyo-qm-oo-ka-wada-hadlay-dib-u-heshiisiinta-iyo-arrimo-kale\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir iyo QM oo ka wada hadlay dib u heshiisiinta iyo arrimo kale"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddomiye Ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane; Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa xafiiskiisa kula kulmay Agaasimaha Guud\u00a0 ee he\u2019adda UNDP Soomaaliya Mr; Jocelyn Mason iyo ku xigeenkiisa Mss; Sophie kemkhdze.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Banaadir iyo madaxda UNDP ayaa ka wada hadlay in la iska kaashado dhinacyada dib u hishiisiinta, Xasilinta , Golaha Degaanka Degmooyinka , nabad dhiska maamul wanaagga , daadajinta maamulka Haweenka, shaqa abuurka dhallinyarada iyo kor u qaadista xirfadaha gacanta ee la barayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Caasimadda.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa isku afgartay in kor loo qaado howlaha wacyigalinta bulshada oo ay qeyb ka tahay sidii fursado shaqo loogu abuuri lahaa dhallinyarada kasoo baxa Jaamcadaha.<\/p>\n<p>UNDP ayaa gobolka Banadir ka taageeri doonto howlaha xasilinta , dib u hishisiinta iyo hannaanka farsamo ee maamul u sameeynta magaalada Muqdisho oo ay ugu horreyso hannaanka golayaasha degaanka heer gobol iyo heer degmo.<\/p>\n<p>Ugu dambeeyntii Guddomiye Yabooh ayaa sagootiyay Agaasimaha Guud ee UNDP Mr; Jocelyn Mason, oo ay ka dhamaatay \u00a0shaqadii uu ka hayay Somaaliya, waxuuna sidoo kale soo dhaweeyey Marwa; Sophie oo sii noqon doonto wakiilka UNDP ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddomiye Ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane; Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa xafiiskiisa kula kulmay Agaasimaha Guud\u00a0 ee he\u2019adda UNDP Soomaaliya Mr; Jocelyn Mason iyo ku xigeenkiisa Mss; Sophie kemkhdze. Maamulka Gobolka Banaadir iyo madaxda UNDP ayaa ka wada hadlay in la iska kaashado dhinacyada dib u hishiisiinta, Xasilinta , Golaha Degaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":482596,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482595","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482595","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482595"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482597,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482595\/revisions\/482597"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482596"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}