{"id":482526,"date":"2023-03-21T07:40:41","date_gmt":"2023-03-21T04:40:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482526"},"modified":"2023-03-21T07:42:02","modified_gmt":"2023-03-21T04:42:02","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-saxiixay-8-sharrci-oo-ansixiyeen-baarlamaanka-federaalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-saxiixay-8-sharrci-oo-ansixiyeen-baarlamaanka-federaalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNE XASAN OO SAXIIXAY 8 SHARRCI OO ANSIXIYEEN BFS"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, Maarso 20, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku saxiixay sharciyada ay ansixiyeen Labada Gole ee Baarlamaanka ee kala ah:<\/p>\n<p>1 .Sharciga La-dagaallanka Argagixisada<\/p>\n<p>2. Sharciga Dhismaha Hay\u2019adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed,<\/p>\n<p>3 .Sharciga Socdaalka,<\/p>\n<p>4. Sharciga Dhowrista Xogta Dadweynaha<\/p>\n<p>5. Sharciga Nidaamka Lagu Hagayo Kheyraadka Dhulka Hoostiis,<\/p>\n<p>6. Sharciga Dhowrista Maalgashiga iyo Maalgashadayaasha,<\/p>\n<p>7. Sharciga Aqoonsiga Iyo Diiwaangelinta Dadweynaha.<\/p>\n<p>8. Sharciga Horumarinta iyo Maareynta Kalluumeysiga Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey guddoonka iyo mudaneyaasha Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya sida ay u dardar-geliyeen ansixinta shuruucdan oo aas-aas u ah dowladnimada Soomaaliyeed iyo hirgelinta nidaam ku saleysan sharci iyo dowladnimo casri ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku ammaanay Golaha Xukuumadda iyo khubarada Soomaaliyeed soo diyaarinta shuruucdan, waxa uuna tilmaamay in ay taariikh cusub u tahay dowladnimada Soomaaliyeed, maadaama ay yihiin sharciyadii ugu badnaa ee muddo kooban lagu ansixiyo, taas oo muujinaysa muhiimadda wadashaqeynta Hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, Maarso 20, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku saxiixay sharciyada ay ansixiyeen Labada Gole ee Baarlamaanka ee kala ah: 1 .Sharciga La-dagaallanka Argagixisada 2. Sharciga Dhismaha Hay\u2019adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, 3 .Sharciga Socdaalka, 4. Sharciga Dhowrista Xogta Dadweynaha 5. Sharciga Nidaamka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":482527,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,7,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482526","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-siyaasadda","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482526","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482526"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482526\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482529,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482526\/revisions\/482529"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482527"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482526"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482526"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482526"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}