{"id":482442,"date":"2023-03-20T14:07:00","date_gmt":"2023-03-20T11:07:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482442"},"modified":"2023-03-20T14:07:00","modified_gmt":"2023-03-20T11:07:00","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-dalka-dib-ugu-soo-celisay-11-dhalinyaro-ku-xirnaa-xabsiyada-dalka-libya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-dalka-dib-ugu-soo-celisay-11-dhalinyaro-ku-xirnaa-xabsiyada-dalka-libya\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay 11-dhalinyaro ku xirnaa xabsiyada dalka Libya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xafiiska ergayga gaarka ah ee muhaajiriinta iyo xuquuqda carruurta ee dowladda Soomaaliya, wasaaradda arrimaha dibedda iyo hey\u2019adda IOM ayaa maanta garoonka Aadan Cadde ku soo dhoweeyay 11-dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo laga soo saaray xabsiyada dalka Libya.<\/p>\n<p>Ergayga gaarka ah ee muhaajiriinta iyo xuquuqda carruurta ee dowladda Soomaaliya Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf oo ka hadashay soo dhoweeynta dhalinyaradaan soomaaliyeed ee dalka dib loogu soo celiay ayaa sheegtay in xafiiska uu ka shaqeeyn doonno soo celinta dadka muhaajiriinta ee ku xiran xabsiyada caalamka,waxa ay tilmaamtay in soo deysmada dhalinyaradaan iska kaashadeen safarada soomaaliya ee Libya iyo wasaaradda arrimaha dibada Soomaaliya,madaxweynha JFS Mudane Xasan Sheekh ayay sidoo kale uga mahadcalisay kaalinta uu ku lahaa soo celinta Muwaadiniintaaan soomaaliyeed oo mudda ku dhibateeysnaa dalkaasi.<\/p>\n<p>Ibraahim Guure Maxamed oo kamid ah mas\u201duuliyiinta wasaaradda arrimaha dibada soomaaliya oo dhankiisa hadlay ayaa u mahadceliyay dadkii ka soo shaqeeyay in dhalinyaradaan dalkooda dib loogu soo celiyo,dowladna ay ka shaqeeyn doonto sidii loo bad-baadin laha oo dalkooda dib loogu soo celin lahaa dhalinta soomaaliyeed ee xabsiyada wadamada caalamka ku xiran.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dhalinyarada oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka shekeeyay dhibaatada ay mudda dheer ku heysatay xabsiyada dalka liibya,iyagoona u mahadceliyay dowladda iyo dhammaan dadkii qeybta ka ahaa in dalka dib loogu soo celiyo.<\/p>\n<p>Dhowr jeer ayay dowladda soomaaliya waxa ay dalka\u00a0 sidaan oo kale dib u keentay dhalinyaro badan oo ku dhibaateysnaa xabsiyada wadamada Caalamka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-482443 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya00000.png\" alt=\"\" width=\"1233\" height=\"644\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya00000.png 1233w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya00000-300x157.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya00000-1024x535.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya00000-768x401.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya00000-860x449.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1233px) 100vw, 1233px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-482444 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya5555.png\" alt=\"\" width=\"1233\" height=\"664\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya5555.png 1233w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya5555-300x162.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya5555-1024x551.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya5555-768x414.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya5555-860x463.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1233px) 100vw, 1233px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-482445 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya666667.png\" alt=\"\" width=\"1237\" height=\"660\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya666667.png 1237w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya666667-300x160.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya666667-1024x546.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya666667-768x410.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/liibiya666667-860x459.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1237px) 100vw, 1237px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xafiiska ergayga gaarka ah ee muhaajiriinta iyo xuquuqda carruurta ee dowladda Soomaaliya, wasaaradda arrimaha dibedda iyo hey\u2019adda IOM ayaa maanta garoonka Aadan Cadde ku soo dhoweeyay 11-dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo laga soo saaray xabsiyada dalka Libya. Ergayga gaarka ah ee muhaajiriinta iyo xuquuqda carruurta ee dowladda Soomaaliya Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf oo ka hadashay soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":482445,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482442","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482442","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482446,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482442\/revisions\/482446"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482445"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}