{"id":482431,"date":"2023-03-20T12:21:55","date_gmt":"2023-03-20T09:21:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482431"},"modified":"2023-03-20T12:26:06","modified_gmt":"2023-03-20T09:26:06","slug":"wasaaradda-waxbarashada-galmudug-oo-deegaanka-qalqaloocan-ka-hirgalisay-dugsi-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-galmudug-oo-deegaanka-qalqaloocan-ka-hirgalisay-dugsi-hoose\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo deegaanka Qalqaloocan ka hirgalisay dugsi hoose"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Waxbarashada ee Maamulka Galmudug ayaa maanta deegaanka Qalqaloocan ee Bariga Gobolka Mudug ka hirgalisay dugsi hoose oo baahi weyn ay u qabeen dadka deegaankaas.<\/p>\n<p>Mas\u201duuliyiin katirsan Galmudug ,madaxada mashruuca waxbar carruurta iyo bulshada degaanka ayaa ku sugnaa munaasabada kuwaa oo sheegay in dugsiga hoose ee laga furay deegaanka ay baahi weyn u qabeen dadka shacbka,islamarkaana ay uga mahadcelinayaan cid kasta oo kaalin ku lahay ka qeyb qaadashada dhismaha iskuulkan<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degaanka Qalqaloocan Maxamed Sheekh Cali ayaa mas\u201duuliyiinta wasaaradda waxbarashada Galmudug ugu mahadceliyay hirgalinta dugsign ee deegaanka, oo baahin ay u qabeen shacbka\u00a0 oo aan awal heeysan goob ay wax ku bartaan carruurtooda.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah bulshada deegaanka Qalqaloocan ayaa dhankooda tilmaamay in ay soo dhaweynayaan helida goob wax lagu baro ubadkooda,\u201cBaahi weyn ayaan u qannay iskuulkaan, muddana ma anan heeysan waxbarasho, waan u mahadcelineynaa maanulka Galmudug iyo\u00a0 dhammaan dadkii ka qeyb qaatay dhismahaan\u201d sidaa ayuu dhahay mid kamid ahaa odayaasha degaanka<\/p>\n<p>Hanad Cabdi Cali guddoonka waxbarashada Magaalada Caluula ee wasaaradda waxbarashada Galmudug iyo injiner Maxamed oo isna ka socday Mashruuca waxbar carruurta ayaa bulshada degaanka kula dardaarmay in ay ka faa\u201dideystaan iskuulkan,ayna sii wadi doonaan tayeenta iyo hirgalinta waxbarashada Galmudug<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-482432 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/wassrrt8.png\" alt=\"\" width=\"1135\" height=\"622\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/wassrrt8.png 1135w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/wassrrt8-300x164.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/wassrrt8-1024x561.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/wassrrt8-768x421.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/wassrrt8-860x471.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1135px) 100vw, 1135px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-482433 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waxyyyyyyyyyy.png\" alt=\"\" width=\"1138\" height=\"636\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waxyyyyyyyyyy.png 1138w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waxyyyyyyyyyy-300x168.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waxyyyyyyyyyy-1024x572.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waxyyyyyyyyyy-768x429.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waxyyyyyyyyyy-860x481.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1138px) 100vw, 1138px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-482434 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waxabarshh7777.png\" alt=\"\" width=\"1147\" height=\"650\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waxabarshh7777.png 1147w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waxabarshh7777-300x170.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waxabarshh7777-1024x580.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waxabarshh7777-768x435.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waxabarshh7777-860x487.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1147px) 100vw, 1147px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-482435 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waddddddd.png\" alt=\"\" width=\"1137\" height=\"642\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waddddddd.png 1137w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waddddddd-300x169.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waddddddd-1024x578.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waddddddd-768x434.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/waddddddd-860x486.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1137px) 100vw, 1137px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Waxbarashada ee Maamulka Galmudug ayaa maanta deegaanka Qalqaloocan ee Bariga Gobolka Mudug ka hirgalisay dugsi hoose oo baahi weyn ay u qabeen dadka deegaankaas. Mas\u201duuliyiin katirsan Galmudug ,madaxada mashruuca waxbar carruurta iyo bulshada degaanka ayaa ku sugnaa munaasabada kuwaa oo sheegay in dugsiga hoose ee laga furay deegaanka ay baahi weyn u qabeen dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":482435,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,86],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482431","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-waxbarashada"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482431","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482431"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482436,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482431\/revisions\/482436"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482435"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}