{"id":482336,"date":"2023-03-19T16:24:03","date_gmt":"2023-03-19T13:24:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482336"},"modified":"2023-03-19T16:24:03","modified_gmt":"2023-03-19T13:24:03","slug":"wasaaradda-maaliyadda-xfs-oo-xeer-nidaamiye-ka-soo-saartay-lacagaha-laga-qaadaayo-adeegyada-maxkamaddaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-maaliyadda-xfs-oo-xeer-nidaamiye-ka-soo-saartay-lacagaha-laga-qaadaayo-adeegyada-maxkamaddaha\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Maaliyadda XFS oo xeer nidaamiye ka soo saartay Lacagaha laga qaadaayo adeegyada Maxkamaddaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasaaradda Maaliyadda oo kaashaneysa hoggaanka Hey\u2019addaha Garsoorka ayaa xeer ka soo saartay Ajuurada (Lacagaha) laga qaadaayo adeegyada Maxkamaddaha iyo Khidmada Diiwangelinta Qareennada.<\/p>\n<p>Kaddib kulan wadatashi ah oo ay yeesheen Wasiirka Maaliyadda,Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka, iyo Ururka Qareennada, ayaa waxaa ay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay Xeer-nidaamiye ka soo saartay Ajuurada (Lacagaha) laga qaadaayo adeegyada garsoor oo ay bixiyaan Maxkamaddaha Dalka, Khidmada Diiwangelinta iyo Midda Sanadlaha ee laga rabo Qareennada.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waa maalin taariikhi ah, maadama Wasaaradda Maaliyaddu, oo si dhaw ula shaqaynaysa hoggaanka Hay\u2019addaha Garsoorka, wada-tashina la yeelatay Ururka Qareennada, ay soo saartay Xeer-nidaamiyaha Ajuurada Maxkamaddaha, iyo Khidmada Diiwangelinta iyo Midda Sanadlaha ah ee Qareennada\u201d. Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda,\u00a0 Dr. Cilmi M. Nuur.<\/p>\n<p>Xeer-nidaamiyahaan ayaa waxa uu si cad u qeexayaa khidmaddaha lagu dabaqaayo adeegyada kala duwan ay bixiyaan Maxkamadaha, cidda mas\u2019uul ka ka ah ururinta khidmadahaan iyo sidoo kale koontooyinka bangiyada ee lagu shubayo.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in bixinta khidmadahaan ay muwaadiniinta u sahli doonta in ay u furtaan galal,dacwadaha ay qabaan, walibana ay fursad u helaan in dacwadahoodu ay dhagaystaan saraakiisha garsoor ee awoodda u leh.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda ayaa sidoo kale sheegay in si loo dhiirigaliyo Xirfadda Qareennimada ay ku soo biiraan xirfadlayaan qareenno ah oo cusub, hoos loo dhigay khidmada diiwangelinta ee laga rabo qareennada cusub, iyadoo laga dhigay $ 300 dollar,halka markii hore ay ka ahayd $500 dollar<\/p>\n<p>Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa sheegtay in la hubin doono in Xeer-nidaamiyuhu u shaqeeyo hab wax ku ool ah, walibana ay Waaxda Canshuuraha Berriga ee Wasaaradda ayaa si joogto ah u korjoogteeyn doonta qaabka loo ururiraanayo khidmadaha la xeeriyay, iyadoo warbixin bille ah loo soo gudbin doono Wasiirka Maaliyadda.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/336401083_648518653748214_7632746873967481243_n.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335475316_599152695131074_2124236092644378619_n.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335897004_736448331293949_6319058361151299337_n.jpg\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasaaradda Maaliyadda oo kaashaneysa hoggaanka Hey\u2019addaha Garsoorka ayaa xeer ka soo saartay Ajuurada (Lacagaha) laga qaadaayo adeegyada Maxkamaddaha iyo Khidmada Diiwangelinta Qareennada. Kaddib kulan wadatashi ah oo ay yeesheen Wasiirka Maaliyadda,Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka, iyo Ururka Qareennada, ayaa waxaa ay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":482337,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482336","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482336","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482336"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482336\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482338,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482336\/revisions\/482338"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482337"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}