{"id":482231,"date":"2023-03-18T19:06:04","date_gmt":"2023-03-18T16:06:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482231"},"modified":"2023-03-18T19:06:04","modified_gmt":"2023-03-18T16:06:04","slug":"wasiirka-awqaafta-ee-masar-oo-soo-xiray-aqoon-is-weydaarsi-loo-qabtay-wafuud-ka-socda-warbaahinta-dowladaha-islaamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-awqaafta-ee-masar-oo-soo-xiray-aqoon-is-weydaarsi-loo-qabtay-wafuud-ka-socda-warbaahinta-dowladaha-islaamka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Awqaafta ee Masar oo soo xiray aqoon is-weydaarsi loo qabtay wafuud ka socda Warbaahinta dowladaha Islaamka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka Awqaafta ee dalka Masar Drohamed Mukhtar Juma, ayaa maanta soo xiray aqoon isweydaarsi loo qabtay wafuud ka kala socotay\u00a0 warbaahinada dowladaha Islaamka oo Soomaaliya ay ku jirto Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Mudadii 10 maalmood ahayd ee uu socday dood cilmiyeedkaan, waxaa looga hadlayay dowrka warbaahintu ay ku qaadn karto dhinca horumarka, nabadda, dowlad wanaagga iyo in bulshada islaamku ay ka fogaadaan ficillada la xiriira xagjirnimada.<\/p>\n<p>Dalalka ka qeyb galay waxaa kamid ah Soomaaliya, Masar, Suudaan, Algeria, Liibiya, Sucuudiya, Cumaan, Yemen iyo Chad.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/336674585_3467948003416583_7508350174941601558_n.jpg?_nc_cat=111&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=KxjCfasl4NAAX-jMYGQ&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfC8QlMl8iVj1ge9w4Dl33P3ENCSagZ4yAEXfHooE7MtPw&amp;oe=6419DE64\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 3 qof iyo dad taagan\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/336550523_1244494959608845_5230719660730197898_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=qxqK8gMC0OwAX9VHdgc&amp;_nc_oc=AQl6XUrZ__Ioa96SP4Z9XdmdKbbOIvbn1zH1QR_mF6mtYB-_ww8GopmcXR5FEgkcskU&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfAYNOxCn6IpELpc6r3Nu6XXMXKe94ojEyj6_XBoxZfdTA&amp;oe=641BB935\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 3 qof iyo dad taagan\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/335270580_768347727824240_8374484029871570618_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=Fy5VxRJPTQkAX8yFQKZ&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfD-BnrgS7nBYi64jbe46EyQHho3fb2haHUjRG86LXOftg&amp;oe=641ACAD6\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 3 qof iyo dad taagan\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/337062043_1542409802923908_9205757745214026264_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=WEXc8US-7jgAX_c4UK7&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfC9-Onu567MJAHQ9nbNNvibHxXq8cVtHe31MEiBfU5onQ&amp;oe=641AB43F\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 13 qof iyo dad taagan\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka Awqaafta ee dalka Masar Drohamed Mukhtar Juma, ayaa maanta soo xiray aqoon isweydaarsi loo qabtay wafuud ka kala socotay\u00a0 warbaahinada dowladaha Islaamka oo Soomaaliya ay ku jirto Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed. Mudadii 10 maalmood ahayd ee uu socday dood cilmiyeedkaan, waxaa looga hadlayay dowrka warbaahintu ay ku qaadn karto dhinca horumarka, nabadda, dowlad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":482233,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482231","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482231","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482231"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482231\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482234,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482231\/revisions\/482234"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482233"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482231"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482231"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482231"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}