{"id":482178,"date":"2023-03-18T13:45:28","date_gmt":"2023-03-18T10:45:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482178"},"modified":"2023-03-18T14:26:37","modified_gmt":"2023-03-18T11:26:37","slug":"madaxda-wasaaradda-warfaafinta-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-fanaanada-qaranka-aamina-cabdillaahi-xirsi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-wasaaradda-warfaafinta-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-fanaanada-qaranka-aamina-cabdillaahi-xirsi\/","title":{"rendered":"Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Fanaanada Qaranka Aamina Cabdillaahi Xirsi"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Alle ha u naxariisto Aamina Cabdillaahi Xirsi oo ka tirsaneyd fanaaniinta Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Boorama.<\/p>\n<p>Aamiina waxay ka mid ahayd hablihii fanka ku biiray bartamihii 1960-yadii, waxayna sidoo kale ahayd heesaa iyo majaajilayste.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda federaalka, wasiir ku-xigeenka, agaasimaha guud iyo guud ahaan howlwadeennada wasaaradda ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Alle ha u naxariistee fanaanada Aamina Cabdilaahi Xirsi, waxayna murugada iyo xanuunka la qaybsadeen qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed oo ay ka baxday Alle ha u naxariisto fanaanadii Aamina Cabdilaahi Xirsi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Alle ha u naxariisto Aamina Cabdillaahi Xirsi oo ka tirsaneyd fanaaniinta Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Boorama. Aamiina waxay ka mid ahayd hablihii fanka ku biiray bartamihii 1960-yadii, waxayna sidoo kale ahayd heesaa iyo majaajilayste. Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda federaalka, wasiir ku-xigeenka, agaasimaha guud iyo guud ahaan howlwadeennada wasaaradda ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":482205,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482178","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482178","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482178"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482178\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482206,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482178\/revisions\/482206"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482178"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482178"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482178"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}