{"id":482025,"date":"2023-03-17T13:57:25","date_gmt":"2023-03-17T10:57:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482025"},"modified":"2023-03-17T16:02:18","modified_gmt":"2023-03-17T13:02:18","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-iyo-wafdi-uu-hoggaaminaayo-oo-lagu-soo-dhoweeyay-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-iyo-wafdi-uu-hoggaaminaayo-oo-lagu-soo-dhoweeyay-kismaayo\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhoweeyay Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo, halkaas oo ay kaga qeybgali doonaan shir ku saabsan horumarinta Warbaahinta dalka.<\/p>\n<p>Wafdiga uu hoggaaminaayo Wasiirka,waxaa garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo ku soo dhoweeyay Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Saleebaan Maxamed Maxamuud.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa\u2019uud Aweys oo la hadlay warbaahinta Qaqaranka ayaa sheegay in maalinimada berrito ah uu magaalada Kismaayo ka furmi doono shir looga hadlaayo horumarinta\u00a0 warbaahinta dalka.<\/p>\n<p>Shirkaasi ayaa\u00a0 lagu wadaa in ay ka qeybgalaan Wasiirada warfaafinta dowlad goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo, halkaas oo ay kaga qeybgali doonaan shir ku saabsan horumarinta Warbaahinta dalka. Wafdiga uu hoggaaminaayo Wasiirka,waxaa garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo ku soo dhoweeyay Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Saleebaan Maxamed Maxamuud. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":482032,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482025","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482025","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482025"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482028,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482025\/revisions\/482028"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482032"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}