{"id":482013,"date":"2023-03-17T11:48:57","date_gmt":"2023-03-17T08:48:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482013"},"modified":"2023-03-17T11:48:57","modified_gmt":"2023-03-17T08:48:57","slug":"dadka-deegaanka-ceel-huur-oo-loo-qeybiyay-deeq-raashin-ah-oo-ka-timid-qadar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dadka-deegaanka-ceel-huur-oo-loo-qeybiyay-deeq-raashin-ah-oo-ka-timid-qadar\/","title":{"rendered":"Dadka deegaanka ceel-huur oo loo qeybiyay deeq raashin ah oo ka timid Qadar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Maamulka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa deeq raashin ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo gaaraya kun iyo laba boqol.<\/p>\n<p>Deeqdaan raashinka ah oo loo qeybiyay dadka ku dhaqan deegaanka ceel-Huur oo dhaca\u00a0 Koonfurta Xaradheere,waxaa\u00a0 bixiyay Sanduuqa Alkheyriyah ee Qadar.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdi Cali Axmed iyo Guddoomiye ku xigeenja Gobolka Mudug Axmed Shire Qoodaar oo ka hadlay munaasabaddii guddoonsiinta deeqdaasi ayaa ugu baaqay dadka deegaanka Ceel-huur in laga \u00a0qeybgalo dagaalka looga horjeedo khawaarijta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Maamulka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa deeq raashin ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo gaaraya kun iyo laba boqol. Deeqdaan raashinka ah oo loo qeybiyay dadka ku dhaqan deegaanka ceel-Huur oo dhaca\u00a0 Koonfurta Xaradheere,waxaa\u00a0 bixiyay Sanduuqa Alkheyriyah ee Qadar. Xildhibaan Cabdi Cali Axmed iyo Guddoomiye ku xigeenja Gobolka Mudug Axmed Shire Qoodaar oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":482014,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482013","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482013"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482015,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482013\/revisions\/482015"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482014"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}