{"id":482003,"date":"2023-03-17T09:51:04","date_gmt":"2023-03-17T06:51:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=482003"},"modified":"2023-03-17T09:51:32","modified_gmt":"2023-03-17T06:51:32","slug":"madaxda-sportiga-dalka-iyo-gobolka-banaadir-oo-booday-xarunta-wasaaradda-oo-lagu-sameeyaydayactir-iyo-qalabeyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-sportiga-dalka-iyo-gobolka-banaadir-oo-booday-xarunta-wasaaradda-oo-lagu-sameeyaydayactir-iyo-qalabeyn\/","title":{"rendered":"Madaxda Sportiga dalka iyo Gobolka Banaadir oo \u00a0booday xarunta wasaaradda oo lagu sameeyay dayactir iyo qalabeyn"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo Wasiirrada dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir,ayaa booqday qaybo kamid ah wasaaradda \u00a0oo lagu sameeyay dayactir iyo qalabayn.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa xog ka siiyay wasiirada dowlad goboledyada iyo maamulka Gobolka banaadir shaqada is-xilqaanka ah ee wasaaraddu ka samaysay qeybo kamid ah wasaaradda iyo dadaalkii loo soo galay dayactirka iyo qalabeynta wasaarada .<\/p>\n<p>Booqashada xarunta wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha ayaa daba socota gunaanadka shirka wadatashiga 2-aad ee dhexmaray wasaaradaha Dhallinyarada heer federal,kuwa Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-482005 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/sporti-1024x711.png\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"711\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/sporti-1024x711.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/sporti-300x208.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/sporti-768x533.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/sporti-860x597.png 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/sporti.png 1086w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo Wasiirrada dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir,ayaa booqday qaybo kamid ah wasaaradda \u00a0oo lagu sameeyay dayactir iyo qalabayn. Wasiirka ayaa xog ka siiyay wasiirada dowlad goboledyada iyo maamulka Gobolka banaadir shaqada is-xilqaanka ah ee wasaaraddu ka samaysay qeybo kamid ah wasaaradda iyo dadaalkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":482004,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-482003","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482003","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=482003"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482007,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/482003\/revisions\/482007"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/482004"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=482003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=482003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=482003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}