{"id":481996,"date":"2023-03-17T09:00:07","date_gmt":"2023-03-17T06:00:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481996"},"modified":"2023-03-17T11:04:42","modified_gmt":"2023-03-17T08:04:42","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-ka-qaybgalay-shirka-49-aad-ee-ururka-dalalka-islaamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-ka-qaybgalay-shirka-49-aad-ee-ururka-dalalka-islaamka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qaybgalay shirka 49-aad ee Ururka Dalalka Islaamka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026Wasiirka Arrimaha Dibadda ee XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac ( Xuruuse)\u00a0ayaa ee dalka Mauritania kaga qayb galay shirka 49-aad ee Golaha Wasiirada Arrimaha Dibada ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC).<\/p>\n<p>Shirkaasi oo ka dhacay magaalada Nouakchott,waxaa mudada uu socdo looga hadli doonaa arrimo la xiriira amniga\u00a0 iyo Xasiloonida dalalka ku bahoobay ururka Iskaashiga Islaamka (OIC).<\/p>\n<p>Dhanka kale,Wasiirka Arrimaha Dibadda ee XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac ( Xuruuse),ayaa kulan gaar ah la yeeshay Xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Dalalka Slaamka Dr.Xuseyn \u00a0Brahim Taha,waxayna ka wadahadleen taageeridda horumarka muuqda ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-482001\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/xuurshe-2-1-234x300.png\" alt=\"\" width=\"616\" height=\"790\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/xuurshe-2-1-234x300.png 234w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/xuurshe-2-1.png 419w\" sizes=\"auto, (max-width: 616px) 100vw, 616px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026Wasiirka Arrimaha Dibadda ee XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac ( Xuruuse)\u00a0ayaa ee dalka Mauritania kaga qayb galay shirka 49-aad ee Golaha Wasiirada Arrimaha Dibada ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC). Shirkaasi oo ka dhacay magaalada Nouakchott,waxaa mudada uu socdo looga hadli doonaa arrimo la xiriira amniga\u00a0 iyo Xasiloonida dalalka ku bahoobay ururka Iskaashiga Islaamka (OIC). Dhanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":481997,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481996","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481996","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481996"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":482012,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481996\/revisions\/482012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481997"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}