{"id":481949,"date":"2023-03-16T21:16:54","date_gmt":"2023-03-16T18:16:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481949"},"modified":"2023-03-16T21:16:54","modified_gmt":"2023-03-16T18:16:54","slug":"guddoomiyaha-hayadda-maaraynta-musiibooyinka-qaranka-oo-la-kulmay-safiirka-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-maaraynta-musiibooyinka-qaranka-oo-la-kulmay-safiirka-sacuudiga\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha hay&#8217;adda maaraynta\u00a0musiibooyinka Qaranka oo la kulmay safiirka Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay&#8217;adda maaraynta musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalim ayaa maanta la kulmay safiirka boqortooyada Sacuudi Carabiya Axmed bin Maxamed Al- muwaladi.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa balan qaaday inay si dhaw ula shaqeynayaan hay&#8217;adda SoDMA, iyagoo kaashanaya hay&#8217;adahooda sida xarunta King salmaan ee gargaarka deg degga ah .<\/p>\n<p>Dhanka kale gudoomiyaha ayaa uga mahadceliyey safiirka iyo dowladiisaba garab istaagga iyo kaalmada bani&#8217;aadanimo ee ay Soomaaliya siiyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay&#8217;adda maaraynta musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalim ayaa maanta la kulmay safiirka boqortooyada Sacuudi Carabiya Axmed bin Maxamed Al- muwaladi. Safiirka ayaa balan qaaday inay si dhaw ula shaqeynayaan hay&#8217;adda SoDMA, iyagoo kaashanaya hay&#8217;adahooda sida xarunta King salmaan ee gargaarka deg degga ah . Dhanka kale gudoomiyaha ayaa uga mahadceliyey safiirka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":481950,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481949","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481949","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481949"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481951,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481949\/revisions\/481951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}