{"id":481917,"date":"2023-03-16T15:22:35","date_gmt":"2023-03-16T12:22:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481917"},"modified":"2023-03-16T16:27:16","modified_gmt":"2023-03-16T13:27:16","slug":"hayadda-isgaarsiinta-qaranka-bangiga-dhexe-iyo-xarunta-warbixinadda-maaliyadda-oo-maanta-si-wadajir-ula-kulmay-shirkadaha-isgaarsiinta-adeegyada-lacagaha-mobile-da","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-isgaarsiinta-qaranka-bangiga-dhexe-iyo-xarunta-warbixinadda-maaliyadda-oo-maanta-si-wadajir-ula-kulmay-shirkadaha-isgaarsiinta-adeegyada-lacagaha-mobile-da\/","title":{"rendered":"Dowladda oo kulan la qaadatay shirkadaha Isgaarsiinta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka, Bangiga Dhexe iyo Xarunta Warbixinadda Maaliyadda oo maanta si wadajir ula kulmay Shirkadaha Isgaarsiinta &amp; Adeegyada Lacagaha Mobile-da,Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo fulin lahaa go&#8217;aanada Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda &amp; La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ee soo baxay 14-kii Febraayo 2023, kuwaas oo qaar ka mid ah ay khuseeyeen Shirkadaha Isgaarsiinta &amp; Adeegyada Lacagaha Mobile-da.<\/p>\n<p>Kulankan oo ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay Maareeyaha HIQ, Md. Mustafa Yaasiin Sheekh, Guddoomiye ku-xigeenka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya, Dr Cali Yaasiin Wardheere, Agaasimeha Xarunta Warbixinadda Maaliyadda, Aamina Maxamed Cali iyo Madax ka socotay Shirkadaha Isgaarsiinta &amp; Adeegyada Lacagaha Mobile-da.<\/p>\n<p>Geba-gebada kulanka ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta &amp; Adeegyada Lacagaha Mobile-da lagu faray in mudadii loo cayimay ku fuliyaan dhammaaan qoddobada ka quseeya go\u2019aannada NAMLC.Isgaarsiinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka, Bangiga Dhexe iyo Xarunta Warbixinadda Maaliyadda oo maanta si wadajir ula kulmay Shirkadaha Isgaarsiinta &amp; Adeegyada Lacagaha Mobile-da,Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo fulin lahaa go&#8217;aanada Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda &amp; La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ee soo baxay 14-kii Febraayo 2023, kuwaas oo qaar ka mid ah ay khuseeyeen Shirkadaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":481919,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481917","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481917","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481917"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481917\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481938,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481917\/revisions\/481938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481917"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481917"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481917"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}