{"id":481859,"date":"2023-03-16T10:37:13","date_gmt":"2023-03-16T07:37:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481859"},"modified":"2023-03-16T10:48:23","modified_gmt":"2023-03-16T07:48:23","slug":"wasiirka-warfaafinta-jfs-daauud-aweys-oofaahfaahin-ka-bixiyay-shirka-ka-furmaya-magaaladda-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-jfs-daauud-aweys-oofaahfaahin-ka-bixiyay-shirka-ka-furmaya-magaaladda-baydhabo\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS Daa&#8217;uud Aweys oo faahfaahin ka bixiyay Shirka ka furmaya magaaladda Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo:-SONNA-Shirka Madasha wada tashiga qaranka ayaa magaalada Baydhabo maanta ka fumaya waxaan shir guddoominaya madaxweynaha jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya iyadoo ay ka qayb galayaan \u00a0madaxweynayaasha dowladda goboleedayada Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa diirada lagu saaraya shir arrimaha amniga ,midaynta maaliyadda maamul goboleedayada iyo dhowladda dhexe ay ku wada shaynayaan,arrimaha doorashooyinka iyo sameynta nidaamayo doorasho oo dalku yeesh taas oo qayb ka ah kulamadda ay yeelanayaan madaxweynaha XFS iyo kuwa maamul goboleedayadda oo ajandah shirka qayb ka ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale,madaxweynaha jamhuuriyadda iyo madaxda heer dowlad goboleed ayaa ka arrinsanaya qorsheyaasha muhiimka u ah geeddi socodka dowladnimada iyo horumarka dalka,shirkan ayaa ah shirkii shanaad ee madashan oo gabagabada Shirka madasha wada tashiga qaran laga filaya in ay natiijo wanaagsan ka soo baxdo,\u201d waxaa sida yiri wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daa\u2019uud Aweys oo la hadlay warbaahinta qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo:-SONNA-Shirka Madasha wada tashiga qaranka ayaa magaalada Baydhabo maanta ka fumaya waxaan shir guddoominaya madaxweynaha jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya iyadoo ay ka qayb galayaan \u00a0madaxweynayaasha dowladda goboleedayada Soomaaliya. \u201cWaxaa diirada lagu saaraya shir arrimaha amniga ,midaynta maaliyadda maamul goboleedayada iyo dhowladda dhexe ay ku wada shaynayaan,arrimaha doorashooyinka iyo sameynta nidaamayo doorasho oo dalku yeesh taas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":481860,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481859","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481859","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481859"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481859\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481864,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481859\/revisions\/481864"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481860"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481859"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481859"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481859"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}