{"id":481806,"date":"2023-03-15T17:44:02","date_gmt":"2023-03-15T14:44:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481806"},"modified":"2023-03-15T18:48:05","modified_gmt":"2023-03-15T15:48:05","slug":"wasiirka-warfaafinta-oo-la-kulmey-ku-xigeenka-safiirka-britain-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-oo-la-kulmey-ku-xigeenka-safiirka-britain-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Safiirka Britain ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Ku-Xigeenka Danjiraha Britain u fadhiya Soomaaliya Mr. Ed Barnett.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ka wadahadley xaaladaha amniga, siyaasadda, dib-u-heshiisiinta, adeegyada bulshada iyo dhinacyada kala duwan ee labada dal ay iska kaashan karaan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa Ku-Xigeenka Safiirka uga warbixiyay horumarka laga sameeyay hawlgallada Militari ee ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabaab, barnaamijyada xasilinta iyo dib-u-heshiisiinta, iyo shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee ka dhacaya magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Ku-Xigeenka Danjiraha Britain ee Soomaaliya Mr Ed Barnett ayaa sheegay in UK ay si buuxda u taageersan tahay barnaamijyada siyaasadda, amniga iyo xasilinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ay ka go\u2019an tahay inay arkaan Soomaaliya oo dib cagaheeda isu taagta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-481807\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/WhatsApp-Image-2023-03-15-at-17.21.49.jpeg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/WhatsApp-Image-2023-03-15-at-17.21.49.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/WhatsApp-Image-2023-03-15-at-17.21.49-225x300.jpeg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-481808\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/WhatsApp-Image-2023-03-15-at-17.21.32.jpeg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/WhatsApp-Image-2023-03-15-at-17.21.32.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/WhatsApp-Image-2023-03-15-at-17.21.32-225x300.jpeg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Ku-Xigeenka Danjiraha Britain u fadhiya Soomaaliya Mr. Ed Barnett. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ka wadahadley xaaladaha amniga, siyaasadda, dib-u-heshiisiinta, adeegyada bulshada iyo dhinacyada kala duwan ee labada dal ay iska kaashan karaan. Wasiirka ayaa Ku-Xigeenka Safiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":481807,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481806","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481806","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481806"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481806\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481823,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481806\/revisions\/481823"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481807"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481806"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481806"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481806"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}