{"id":481733,"date":"2023-03-15T13:32:42","date_gmt":"2023-03-15T10:32:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481733"},"modified":"2023-03-15T13:33:43","modified_gmt":"2023-03-15T10:33:43","slug":"raiisul-wasaare-xamse-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-gaaray-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-gaaray-baydhabo\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamse Cabdi Barre oo ay wehliyaan Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane, Saalax Jaamac iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Yusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisulwasaare Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa magaalada Baydho kaga qeybgeli doona shirka Golaha Wadataashiga Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamse Cabdi Barre oo ay wehliyaan Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane, Saalax Jaamac iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Yusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo. Ra\u2019iisulwasaare Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa magaalada Baydho kaga qeybgeli doona shirka Golaha Wadataashiga Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":481734,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481733","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481733","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481733"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481733\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481737,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481733\/revisions\/481737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481734"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481733"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481733"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481733"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}