{"id":481696,"date":"2023-03-15T12:18:32","date_gmt":"2023-03-15T09:18:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481696"},"modified":"2023-03-15T16:07:23","modified_gmt":"2023-03-15T13:07:23","slug":"soomaaliya-iyo-talyaaniga-oo-ka-wada-hadlay-tayaynta-warbaahinta-iyo-dalxiiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-talyaaniga-oo-ka-wada-hadlay-tayaynta-warbaahinta-iyo-dalxiiska\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay tayaynta warbaahinta iyo dalxiiska"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mr. Alberto Vecchi.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ka wadahadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta ayaa Danjiraha uga warbixiyey horumarka dhinacyada siyaasadda, amniga iyo adeegyada bulshada ee ay ku tallaabsatey Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Danjire Vecchi ayaa xusay in Soomaaliya iyo Talyaaniga uu ka dhexeeyo xiriir qota dheer, isla markaana haatan ay dowladdiisa ka shaqeyneyso sidii ay dib uga bilaabi lahayd iskaashigii ballaarnaa ee labada dal ka dhexeyn jiray, isagoo sidoo kale soo dhoweeyay horumarka iyo dib u soo kabashada ay Soomaaliya sameyneyso.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo Danjiraha ayaa sidoo kale ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhina warbaahinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee labada dal, iyadoo la filayo in barnaamijyo dhowr ah oo dhinacyadaasi la xiriira ay Soomaaliya iyo Talyaaniga dhowaan isla bilaabi doonaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-481713 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tal4-2.jpg\" alt=\"\" width=\"724\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tal4-2.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tal4-2-170x300.jpg 170w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tal4-2-579x1024.jpg 579w\" sizes=\"auto, (max-width: 724px) 100vw, 724px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-481711 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Tal1.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"805\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Tal1.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Tal1-300x189.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Tal1-1024x644.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Tal1-768x483.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Tal1-860x541.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-481710 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Tal2.jpg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"467\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Tal2.jpg 1000w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Tal2-300x140.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Tal2-768x359.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Tal2-860x402.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-481709 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tal3.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"864\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tal3.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tal3-300x203.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tal3-1024x691.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tal3-768x518.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tal3-860x581.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mr. Alberto Vecchi. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ka wadahadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal. Wasiirka Warfaafinta ayaa Danjiraha uga warbixiyey horumarka dhinacyada siyaasadda, amniga iyo adeegyada bulshada ee ay ku tallaabsatey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":481706,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481696","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481696","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481696"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481696\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481778,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481696\/revisions\/481778"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481706"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481696"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481696"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481696"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}