{"id":481687,"date":"2023-03-15T11:47:22","date_gmt":"2023-03-15T08:47:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481687"},"modified":"2023-03-15T11:49:32","modified_gmt":"2023-03-15T08:49:32","slug":"shirweynaha-qaran-ee-waxbarashada-oo-galay-maalinkii-3-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirweynaha-qaran-ee-waxbarashada-oo-galay-maalinkii-3-aad\/","title":{"rendered":"Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo galay maalinkii 3-aad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Shirweynaha waxbarashada dalka ayaa galay maalintiisa 3-aad, waxaana soconaya dood cilmiyeedyo kala duwan oo ay ka mid tahay Caafimaadka iyo Bed-qabka ardayda Dugsiyada iyo tayaynta waxbarashada dalka.<\/p>\n<p>Madaxda iyo qubarada dhanka waxbarashada ee ka qeyb gashay shirka ayaa soo jeediyay talooyin wax ku ool u ah tayaynta waxbarasahada dalka iyo sidii looga gudbi lahaa caqabadaha hor taagan waxbarashada.<\/p>\n<p>Shirka oo uu 13-kii bishan furay Madaxweynha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay qeyb ka yihiin xubnno ka socda dowlad goboleedyada , maamulka gobolka Banaadir, bahda waxbarashada dalka, waalidiin, arday iyo qaar ka mid ah Ha\u2019ayaddaha caalamiga ah ee wasaaradda ka tageera Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu soo xirmo 17-ka bishan lagana soo saaro qodobbo lagu horumarinayo waxbarashada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Shirweynaha waxbarashada dalka ayaa galay maalintiisa 3-aad, waxaana soconaya dood cilmiyeedyo kala duwan oo ay ka mid tahay Caafimaadka iyo Bed-qabka ardayda Dugsiyada iyo tayaynta waxbarashada dalka. Madaxda iyo qubarada dhanka waxbarashada ee ka qeyb gashay shirka ayaa soo jeediyay talooyin wax ku ool u ah tayaynta waxbarasahada dalka iyo sidii looga gudbi lahaa caqabadaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":481695,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481687","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481687"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481689,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481687\/revisions\/481689"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481695"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}