{"id":481665,"date":"2023-03-15T08:12:58","date_gmt":"2023-03-15T05:12:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481665"},"modified":"2023-03-15T08:23:38","modified_gmt":"2023-03-15T05:23:38","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-kulan-mahadcelin-ah-u-sameeyay-guddoonka-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-kulan-mahadcelin-ah-u-sameeyay-guddoonka-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS oo kulan mahadcelin ah u sameeyay Guddoonka Golaha Shacabka iyo Guddiga Joogtada ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa hoygiisa kulan mahadcelin ah ugu sameeyay Guddoonka Golaha Shacabka iyo Guddiga Joogtada ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamse ayaa Golaha Shacabka uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay ugala shaqeeyeen Xukuumadda ansixinta shuruucda kaabaysa Dhaqaalaha, Amniga, Deyn-cafinta iyo Arrimaha Bulshada.<\/p>\n<p>Kulanka casha sharafta ah waxaa goob joog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, xubanaha Guddiga Golaha Shacabka BJFS iyo xubno ka socday Xukuumadda.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoonka iyo Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku ammaanay in kaalin muhiim ah ay ka qaateen golaha sharci dejinta habsami u socodka shaqada Xukuumadda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane, Sheekh Aadan\u00a0 Madoobe ayaa xukuumadda kula dardaarmay in\u00a0 shuruucda la ansixiyay ay muhiim u tahay in hore loo sii amba qaado shaqada golaha fulinta, si loo dardar geliyo howlaha baaxada leh ee horyaala, isagoona tilmaamay in la dhaqan geliyo looguna dhaqmo sida saxda ah ee loo ansixiyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa hoygiisa kulan mahadcelin ah ugu sameeyay Guddoonka Golaha Shacabka iyo Guddiga Joogtada ah. Ra\u2019iisul Wasaare Xamse ayaa Golaha Shacabka uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay ugala shaqeeyeen Xukuumadda ansixinta shuruucda kaabaysa Dhaqaalaha, Amniga, Deyn-cafinta iyo Arrimaha Bulshada. Kulanka casha sharafta ah waxaa goob joog ahaa Guddoomiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":481666,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481665","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481665","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481665"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481665\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481672,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481665\/revisions\/481672"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481666"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481665"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481665"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481665"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}