{"id":481641,"date":"2023-03-14T19:09:43","date_gmt":"2023-03-14T16:09:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481641"},"modified":"2023-03-14T19:10:42","modified_gmt":"2023-03-14T16:10:42","slug":"shirka-wadatashiga-wasaaradaha-dhallinyarrada-ee-heer-federaal-iyo-heer-dowlad-goboleed-oo-ka-furmay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-wadatashiga-wasaaradaha-dhallinyarrada-ee-heer-federaal-iyo-heer-dowlad-goboleed-oo-ka-furmay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Shirka Wadatashiga Wasaaradaha dhallinyarrada ee heer federaal iyo dowlad goboleed oo ka furmay magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Shirka Wadatashiga 2-aad ee wasaaradaha dhallinyarrada iyo ciyaaraha ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa socon doona labada maalmood, waxaan diirradda lagu saari doonaa kor u qaadidda wadashaqaynta wanaagsan ee haddaba ka dhaxaysa\u00a0 Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS iyo wasaaradaha dowlad goboleedyada, tartankii\u00a0 dowlad goboleedyada, siyaasadda qaran oo la isku raacsanyahay oo ay yeeshaan dhallinyarada Soomaaliyeed iyo qodobo kale oo muhiim ah.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud oo hadal ka jeediyay shirka ayaa wasiirrada dhallinyarada iyo ciyaaraha ee dowlad goboleedyada la wadaagay shaqada hortaala iyo baahiyaha dhallinyarada Soomaaliyeed ee halista argagixisada,\u00a0 shaqo la&#8217;aanta,\u00a0 maandooriyaha iyo tahriibka, waxaa iyaguna hadallo furitaankii shirka ka jeediyay wasiirrada dhallinyarada iyo ciyaaraha ee dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Kulanka oo ah kii labaad tan iyo intii la dhisay xukuumadda DAN-QARAN ayaa la filayaa in go&#8217;aamo wax ku ool ah laga soo saaro labada maalmood ee uu socdo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/335216574_1530813550739364_7883294693497396920_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=cNKsLG2qZhoAX-8SZFi&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfAjqnGQkAM6Mb3F68XhZ3dYzRe-vI_EvkBZuCgoYPBtrQ&amp;oe=64156B48\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 7 qof iyo dad taagan\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/335181021_627709952697886_3793681371192628452_n.jpg?_nc_cat=106&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=GiSaWhJI76gAX-Y7SLm&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfBO9dVua4BriKiWBVFqci-hEKC90VdqMRXsqcm5Upb7uA&amp;oe=64155D89\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 2 qof, dad taagan iyo qoraal odhanaya 'WASAARADA DHALLINYARADA IYO CAYAARAHA MINISTRY OF YOUTH AND SPORTS \u1290\u12cd SHIRKA 2AAD EE WADATASHIG ABADDA DHALLINYARADA IYO CAYAARAHA XJFS, WASAARADA' ALLINYA EAARAHA AARAHA DOW' FEDERAALK SOMA\u00c1LIYA YO GOB DOV 'AXUBNAHA KA AH NAADIR. SANA .IA'\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Shirka Wadatashiga 2-aad ee wasaaradaha dhallinyarrada iyo ciyaaraha ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa socon doona labada maalmood, waxaan diirradda lagu saari doonaa kor u qaadidda wadashaqaynta wanaagsan ee haddaba ka dhaxaysa\u00a0 Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS iyo wasaaradaha dowlad goboleedyada, tartankii\u00a0 dowlad goboleedyada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":481643,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481641","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481641","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481641"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481644,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481641\/revisions\/481644"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481643"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}