{"id":481637,"date":"2023-03-14T17:49:24","date_gmt":"2023-03-14T14:49:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481637"},"modified":"2023-03-14T17:49:24","modified_gmt":"2023-03-14T14:49:24","slug":"guddoomiyaha-hayadda-maareynta-musiibooyinka-oo-la-kulmay-safiirka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-maareynta-musiibooyinka-oo-la-kulmay-safiirka-turkiga\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta musiibooyinka oo la kulmay Safiirka Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Hay&#8217;adda maaraynta musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle \u00a0ayaa Maanta la kulmay safiirka Turkiga ee Soomaaliya iyo Madax ka mida hay\u2019daha Bisha Cas iyo TIKA ee Somaaliya ka hawlgala.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha iyo Madaxda Safaradda Dalka Turkiga ayaa ka wada hadlay xoojinta hawlaha gargaar iyo garab istaag ay ka wadaan dalka isagoo kaga mahadceliyay taageeridda iyo garab istaaga umada soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ugu danbayn Safiirka iyo Madaxda kale ayaa ballan qaadeen in ay hay&#8217; adda Maaraynta Musiibooyinka si dhaw ula shaqey doonaan , si abaarta iyo khataraha kaleba wax looga qabto.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/335591362_748410513608634_3622852235786742348_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=SvPrsex15eYAX8fSvTA&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfAad20wbwqPdHGn0Ykwf9swfiS8Yz7uRb2T-zk2t4lBOg&amp;oe=641524C0\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 2 qof iyo dad taagan\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/335064909_1608390812921976_3936490770612693908_n.jpg?_nc_cat=1&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=SWH93k32Ly0AX-Sbyt1&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfBCjqz2VUCpUM1hgelTCTIhSrLda77jd8mB90c4Owq9eA&amp;oe=64159DE8\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 2 qof iyo dad taagan\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/335023696_873253237071533_5435759350184934490_n.jpg?_nc_cat=101&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=Epxuq_JVi-sAX8xguJY&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfCFxaIvIQEuzC-RBvFJTAwhqYGXKRntWX8vocM0EofZCA&amp;oe=64152BEF\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 7 qof iyo dad taagan\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Hay&#8217;adda maaraynta musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle \u00a0ayaa Maanta la kulmay safiirka Turkiga ee Soomaaliya iyo Madax ka mida hay\u2019daha Bisha Cas iyo TIKA ee Somaaliya ka hawlgala. Gudoomiyaha iyo Madaxda Safaradda Dalka Turkiga ayaa ka wada hadlay xoojinta hawlaha gargaar iyo garab istaag ay ka wadaan dalka isagoo kaga mahadceliyay taageeridda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":481638,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481637","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481637","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481637"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481639,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481637\/revisions\/481639"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481638"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}