{"id":481629,"date":"2023-03-14T17:15:51","date_gmt":"2023-03-14T14:15:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481629"},"modified":"2023-03-14T17:37:08","modified_gmt":"2023-03-14T14:37:08","slug":"maxkamadda-ciidanka-qalabka-sida-oo-xukun-ku-riday-gaashaanle-cabdullaahi-maxamed-cosoble","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-ciidanka-qalabka-sida-oo-xukun-ku-riday-gaashaanle-cabdullaahi-maxamed-cosoble\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida oo xukun ku riday Gaashaanle Cabdullaahi Maxamed Cosoble"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa maanta xukun ku riday Cabdullaahi Maxamed Cosoble oo ahaa taliye xigeen ka ahaa hogaanka Sahanka &amp; Wardoonka (Hangashta) .<\/p>\n<p>Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida, Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Warbaahinta u sheegay in\u00a0 ninkan lagu xukumay bixinta diya adag oo ah Magta marxuum Aadan Gaarac Habarwaa iyo shan sano oo Xabsi Ciidan ah.<\/p>\n<p>Gaashaanlahan Xukunsan ayaa biya hafin ku dilay Marxuumka\u00a0 23 February Sanadkan, xilligaas Aadan waxa uu u xernaa Qarax lagu Dilay taliye Ururkii 28-aad ee ciidanka xoogga dalka.<\/p>\n<p>Dhacdoyinkaas ayaa ka dhacay Dolow, Gedo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa maanta xukun ku riday Cabdullaahi Maxamed Cosoble oo ahaa taliye xigeen ka ahaa hogaanka Sahanka &amp; Wardoonka (Hangashta) . Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida, Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Warbaahinta u sheegay in\u00a0 ninkan lagu xukumay bixinta diya adag oo ah Magta marxuum [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":481630,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481629","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481629"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481636,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481629\/revisions\/481636"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}