{"id":481583,"date":"2023-03-14T14:49:51","date_gmt":"2023-03-14T11:49:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481583"},"modified":"2023-03-14T14:49:57","modified_gmt":"2023-03-14T11:49:57","slug":"wasiiru-dowlaha-amniga-oo-bogaadiyay-ansixinta-sharciga-la-dagaallanka-argagixisada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-amniga-oo-bogaadiyay-ansixinta-sharciga-la-dagaallanka-argagixisada\/","title":{"rendered":"Wasiiru dowlaha Amniga oo bogaadiyay ansixinta sharciga la dagaallanka argagixisada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga XFS , Maxamed Cali Xagaa ayaa golaha aqalka sare uga mahad celiyay meel marinta Sharciga la dagaallanka Argagixisada, isagoo golaha ku bogaadiyay sida qiimaha iyo sharafta leh ee ay u ansixiyeen sharciga oo muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah khawaarijta.<\/p>\n<p>Wasiir Xagaa ayaa sheegay in sharcigan uu is-waafajinayo laba arrimood oo kala ah in dambiilaha la qabto muwaaddinka kalana uu nabad galo iyo in uu sharcigani yahay mid si toos ah u abbaarayo cidda loo sameeyay ee Daacish iyo Al-shabaab oo qayb ka ah Al-Qaacidda.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay Wasiirku haddii loo baahdo in cid kale lagu asteeyo magaca argagixiso ay wasaaradda oo kaashanaysa hay\u2019adaheeda u xil-saaran amniga usoo gudbin doonaan golaha wasiirrada si uu u maro labada Aqal ee Baarlamaanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga XFS , Maxamed Cali Xagaa ayaa golaha aqalka sare uga mahad celiyay meel marinta Sharciga la dagaallanka Argagixisada, isagoo golaha ku bogaadiyay sida qiimaha iyo sharafta leh ee ay u ansixiyeen sharciga oo muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah khawaarijta. Wasiir Xagaa ayaa sheegay in sharcigan uu is-waafajinayo laba arrimood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":481589,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481583","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481583","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481583"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481583\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481590,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481583\/revisions\/481590"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481589"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481583"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481583"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481583"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}