{"id":481564,"date":"2023-03-14T12:15:02","date_gmt":"2023-03-14T09:15:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481564"},"modified":"2023-03-14T13:22:38","modified_gmt":"2023-03-14T10:22:38","slug":"aqalka-sare-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaallanka-argagixisada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/aqalka-sare-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaallanka-argagixisada\/","title":{"rendered":"Aqalka sare oo ansixiyay hindise sharciyeedka la dagaallanka argagixisada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Sanatarrada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka la-dagaallanka Argagixisada oo horey uga soo gudbay Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Hindise sharciyeedka la-dagaallanka Argagixisada ayaa waxaa cod aqlabiyad ah ku oggolaatay 29 Sanatar.<\/p>\n<p>Xildhibaanada Golaha Shcabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa 8-dii bishan ansixiyay hindise sharciyeedkan la dagaallanka Argagixsada, wuxuuna dhaqan galayaa marka uu saxiixo madaxweynaha JFS, mudane Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Sanatarrada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka la-dagaallanka Argagixisada oo horey uga soo gudbay Golaha Shacabka. Hindise sharciyeedka la-dagaallanka Argagixisada ayaa waxaa cod aqlabiyad ah ku oggolaatay 29 Sanatar. Xildhibaanada Golaha Shcabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa 8-dii bishan ansixiyay hindise sharciyeedkan la dagaallanka Argagixsada, wuxuuna dhaqan galayaa marka uu saxiixo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":481572,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481564","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481564","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481564"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481582,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481564\/revisions\/481582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481572"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}