{"id":481418,"date":"2023-03-13T08:53:53","date_gmt":"2023-03-13T05:53:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481418"},"modified":"2023-03-13T10:32:42","modified_gmt":"2023-03-13T07:32:42","slug":"maxkamadd-ciidamda-qalabka-sida-oo-toogasho-ku-fulisay-asakar-ka-tirsan-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadd-ciidamda-qalabka-sida-oo-toogasho-ku-fulisay-asakar-ka-tirsan-dowladda\/","title":{"rendered":"Maxkamadda ciidamda oo xukun dil ah ku fulisay askar ka tirsanad Ciidanka Booliiska"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa aroornimadii hore ee saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay askar ka tirsanad Ciidanka Booliiska oo horay\u00a0 loogu xukumay dila toogasho ah.<\/p>\n<p>Cabdi Shakuur Axmed Maxamuud waxa uu hore u Dilay Xasan Maxamed Shire oo ay Booliiska ka wada tirsanaayeen.<\/p>\n<p>Cabdi Jamaal Cabdullaahi Xayle oo isna Booliiska ahaa\u00a0 waxa uu Dilay Cabdi Xakiim Maxamuud Khaliif.<\/p>\n<p>Saaka ayaa lagu wada Oofiyay xadkii Qasaasta ah ee lagu xukumay Cabdi Shakuur iyo Cabdi Jamaal<\/p>\n<p>Maxkamadda ciidamada ayaa dhawaan sidaan oo kale xukun dil ah ugu fulisay askar dilal u geeystay qaar kamid ah dhalinyarada ku shaqeysata Moota Bajaajta,kuwaas oo siyaabo kala duwan loogu dilay muqdisho iyo gobolada dalka.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230313_084226_070.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa aroornimadii hore ee saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay askar ka tirsanad Ciidanka Booliiska oo horay\u00a0 loogu xukumay dila toogasho ah. Cabdi Shakuur Axmed Maxamuud waxa uu hore u Dilay Xasan Maxamed Shire oo ay Booliiska ka wada tirsanaayeen. Cabdi Jamaal Cabdullaahi Xayle oo isna Booliiska ahaa\u00a0 waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":481421,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481418","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481418","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481418"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481418\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481445,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481418\/revisions\/481445"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}