{"id":481347,"date":"2023-03-12T13:52:35","date_gmt":"2023-03-12T10:52:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481347"},"modified":"2023-03-12T13:52:35","modified_gmt":"2023-03-12T10:52:35","slug":"doorashada-goleyaasha-deegaanka-puntland-oo-la-mudeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/doorashada-goleyaasha-deegaanka-puntland-oo-la-mudeeyey\/","title":{"rendered":"Doorashada Goleyaasha deegaanka puntland oo la mudeeyey"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne oo ku saabsan qabashada Doorashada Golaha deegaanka Maamulkaas.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa si rasmi ah u asteeyey taariikhda Doorashadda Goleyaasha Deegaanka Puntland taas oo la qaban doono maalinta Khamiista ah ee 25-05-2023.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa\u00a0 u qornaa sidaan:-<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 17 ee 12-da March 2023, kuna saabsan Astaynta Maalinta Doorashadda Goleyaasha Deegaanka Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland<\/p>\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa 80-aad farqadiisa 15-aad<\/p>\n<p>Markuu arkay: Xeerka Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka qodobkiisa 6-aad<\/p>\n<p>Markuu arkay: Warqadda ka soo baxday Guddiga Ku meel gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland, Sumadeeduna tahay GDP\/10\/2023, kuna taariikhaysan 11\/03\/2023 Ujeedadeeduna Mudeynta Maalinta Doorashada Goleyaasha Deegaanka Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Wuxuu Xeeriyey:<\/p>\n<ol>\n<li>Waxaa si rasmi ah loo asteeyey taariikhda Doorashadda Goleyaasha Deegaanka Dowladda Puntland oo laga dhigay maalinta Khamiista ah ee 25-05-2023.<\/li>\n<li>Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay<\/li>\n<\/ol>\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/photo\/?fbid=641840014649275&amp;set=a.297179929115287&amp;__cft__%5b0%5d=AZVlCsBuSFSpd1kGsSmt_Lz1D7VGPy9wuuaFocRjxFR3DqfLeDV1snLMSAhPuI7A3b2-GAuk-7x1AFPYaqSPOTtk0poznF8eA_rq2V5r0xmLzdaM6pDSjsdWZ3qIQi3bHHHuoGtmdCIhnAGqq6YWcmG2T0nsS91oMi9K5AfPbdW1CYTcs7zJ0WFcoFTTzSHJl9A&amp;__tn__=EH-R\">\u00a0<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne oo ku saabsan qabashada Doorashada Golaha deegaanka Maamulkaas. Madaxweynaha ayaa si rasmi ah u asteeyey taariikhda Doorashadda Goleyaasha Deegaanka Puntland taas oo la qaban doono maalinta Khamiista ah ee 25-05-2023. Qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa\u00a0 u qornaa sidaan:- Madaxweynaha Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":481348,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481347","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481347","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481347"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481347\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481349,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481347\/revisions\/481349"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481348"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481347"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481347"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481347"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}