{"id":481326,"date":"2023-03-12T11:52:52","date_gmt":"2023-03-12T08:52:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481326"},"modified":"2023-03-12T11:52:52","modified_gmt":"2023-03-12T08:52:52","slug":"agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-shaqada-xfs-oo-soo-xiray-tira-koobka-shaqaalaha-rayidka-dawladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-guud-ee-wasaaradda-shaqada-xfs-oo-soo-xiray-tira-koobka-shaqaalaha-rayidka-dawladda\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada XFS oo soo xiray tira-koobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha guddiga kor-jogteynta tirakoobka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa soo gabagabeeyay tirakoobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda.<\/p>\n<p>Tira-koobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda ayaa socday muddo bil iyo bar ah , kaa oo soo billowday 1-dii bishii Febaraayo,2023 &#8211; iyadoo ujeeddada tahay in la xoojiyo isla-xisaabtanka iyo hufnaanta Shaqada.<\/p>\n<p>\u201c Waxay ahayd Shaqo muhiim u ah qaranka ,waxaana boggaadinaya labada guddi ee Shaqada sida wanaagsan ku soo gabagabeeyay.\u201d ayuu yiri Agaasimaha Guud ,Cabdullaahi Maxamed Cali oo intaa ku daray \u201cUjeeddadu waa in la xaqiijiyo isla-xisaabtan , daahfurnaan iyo hufnaanta Shaqada.\u201d<\/p>\n<p>Gabagabadii, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa sidoo kale rajo wanaagsan ka muujiyay in warbixinta Guddiga ka soo saari doonaan tirakoobka inay noqota mid wax tar u leh Dawladnimada iyo adkeynta isla-xisaabtanka Hay\u2019adaha Dawladda, si dhaqso ahna loo soo bandhigo doono<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-481327 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shqadaqrre66.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shqadaqrre66.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shqadaqrre66-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shqadaqrre66-768x511.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shqadaqrre66-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shqadaqrre66-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shqadaqrre66-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shqadaqrre66-860x572.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-481328 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shqaqada555.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shqaqada555.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shqaqada555-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shqaqada555-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shqaqada555-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shqaqada555-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shqaqada555-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shqaqada555-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-481329 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqada222222222222.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqada222222222222.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqada222222222222-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqada222222222222-768x511.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqada222222222222-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqada222222222222-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqada222222222222-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqada222222222222-860x572.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha guddiga kor-jogteynta tirakoobka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa soo gabagabeeyay tirakoobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda. Tira-koobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda ayaa socday muddo bil iyo bar ah , kaa oo soo billowday 1-dii bishii Febaraayo,2023 &#8211; iyadoo ujeeddada tahay in la xoojiyo isla-xisaabtanka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":481329,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481326","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481326"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481330,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481326\/revisions\/481330"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481329"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}