{"id":481124,"date":"2023-03-09T15:05:31","date_gmt":"2023-03-09T12:05:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481124"},"modified":"2023-03-09T15:05:31","modified_gmt":"2023-03-09T12:05:31","slug":"hayadda-isgaarsiinta-qaranka-oo-qaadaysa-talaabooyin-qeyb-ka-ah-fulinta-goaannada-namlc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-isgaarsiinta-qaranka-oo-qaadaysa-talaabooyin-qeyb-ka-ah-fulinta-goaannada-namlc\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka oo qaadaysa talaabooyin qeyb ka ah fulinta go\u2019aannada NAMLC"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Muqdish:-SONNA-Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta u gudbisay liiska go\u2019aannada Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda &amp; La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ee soo baxay 14-kii Febraayo 2023, kuwaas oo qaar ka mid ah ay khuseeyeen Shirkadaha Isgaarsiina dalka, lagana doonayo in ay si degdeg ah u fuliyaan.<\/p>\n<p>Hay\u2019addu waxay Shirkadaha Isgaarsiinta ku wargelisay inay waajib tahay in adeeggooda Lacagaha Mobile-ka la iskugu diro (Mobile Money) ay rukhsad ka haystaan Bangiga dhexe ee JFS, sidoo kalena ay hubiyaan in adeegyada lacagaha mobile-lada la iskugu diro ee saaran shabakahoodu iyo kuwa MVNO-ga ah ay u hoggaansamaan tilmaamaha farsamo iyo xadidaadda dhaqdhaqaaqa Bangiga Dhexe iyo go\u2019aannada Guddiga Sare ee NAMLC.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale Shirkadaha Isgaarsiinta la farayaa inay diiwaangeliyaan Lafaha (SIMCARDs)-ka macamiisha, iyada oo macaamiisha cusub laga qaadayo ugu yaraan sawir iyo faraha, halka kuwii horay u qaatay na Sim-kaararka dib loogu diiwaangaliyo muddo aan ka badnayn 90 maalmood; Si waafaqsan Qod. 5-aad ee Sharciga Ka-hortaga Lacag- dhaqidda iyo Maalgalinta Argagixisada iyo Qod. 66 ee Sharciga Isgaarsiinta Qaranka.<\/p>\n<p>Hay\u2019addu waxay intaasi ku dartay in Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka ay u hoggaansamaan dhammaan go\u2019aannada Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda &amp; La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada iyo la shaqeynta hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Muqdish:-SONNA-Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta u gudbisay liiska go\u2019aannada Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda &amp; La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ee soo baxay 14-kii Febraayo 2023, kuwaas oo qaar ka mid ah ay khuseeyeen Shirkadaha Isgaarsiina dalka, lagana doonayo in ay si degdeg ah u fuliyaan. Hay\u2019addu waxay Shirkadaha Isgaarsiinta ku wargelisay inay waajib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":481125,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481124","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481124","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481124"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481124\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481126,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481124\/revisions\/481126"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481125"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481124"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481124"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481124"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}