{"id":481081,"date":"2023-03-09T12:06:46","date_gmt":"2023-03-09T09:06:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481081"},"modified":"2023-03-09T12:06:46","modified_gmt":"2023-03-09T09:06:46","slug":"raiisul-wasaare-xamsewaxaa-naga-goan-in-wax-la-baro-gabdhaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsewaxaa-naga-goan-in-wax-la-baro-gabdhaha\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse&#8221;waxaa naga go\u2019an in wax la baro gabdhaha&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:-SONNA-Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya\u00a0 Xamse Cabd i Barre ayaa sheegay in xukumada Dan Qaran ay ka go\u2019an tahay in wax barashada gabdhah ay door fiican ka qaadto,si kor loogu qaado aqoonta haweenka.<\/p>\n<p>\u201cWaa in gabdhah wax la baro oo la ilaaliyo xuquuqdooda aas-aasiga ah iyo xuquuqdooda gabarnimo oo Ilaahay siiyay,shaqada markii la wada galay ee wasiirro la wada noqday\u00a0 waxay noqdeen gabdhaha kuwa ugu kartida badan,ugu masuqmaasuqa yar uguna shaqada badan,waana in ay waxbarta si ay dalkaan u hoggaamiyaan.<\/p>\n<p>Waxaan rajeynaya in aad xooga saari doonta sidii gabdhaha yaryar iyo kuwa waaweyn ay wax u baran lahaayeen,arintaasi waa muhiim hadii hal garab la diyaariyo\u00a0 oo wax la baro bulsho ayaa la diyaariyay sidaa darteed si bulshadeenu u hagaagto waa in aan haweenka waxbarnaa\u2019\u2019, waxaa sida yiri Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Inta badan waxaa jirta Oraah la adeegsado oo ay soo qataan dadka u olaleeya waxbrashada gabdhaha oo ah &#8220;Gabadh wax baratay waa bulasho waxbaratay&#8221;. Ujeedka laga leeyahay Oraahdaan ayaa ah in gabdhaha lagu dhiirrigaliyo waxbarashada diini iyo maadi intaba. Nebi Muxammad NNKH, wuxuu dhiirrigaliyay waxbarashada rag iyo dumarba.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:-SONNA-Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya\u00a0 Xamse Cabd i Barre ayaa sheegay in xukumada Dan Qaran ay ka go\u2019an tahay in wax barashada gabdhah ay door fiican ka qaadto,si kor loogu qaado aqoonta haweenka. \u201cWaa in gabdhah wax la baro oo la ilaaliyo xuquuqdooda aas-aasiga ah iyo xuquuqdooda gabarnimo oo Ilaahay siiyay,shaqada markii la wada galay ee wasiirro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":480953,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481081","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481081","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481081"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481081\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481098,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481081\/revisions\/481098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480953"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481081"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481081"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481081"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}