{"id":481004,"date":"2023-03-08T16:32:29","date_gmt":"2023-03-08T13:32:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=481004"},"modified":"2023-03-08T17:47:19","modified_gmt":"2023-03-08T14:47:19","slug":"agaasimaha-guud-ee-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda-oo-aqalka-sare-ku-bogaadiyay-ansixinta-hindise-sharciyeedka-hayadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-guud-ee-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda-oo-aqalka-sare-ku-bogaadiyay-ansixinta-hindise-sharciyeedka-hayadda\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Guud ee hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Aqalka sare ku bogaadiyay ansixinta hindise sharciyeedka hay&#8217;adda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Agaasimaha Guud ee hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed Cabdiqaadir Cilmi Cali ayaa golaha Aqalka sare uga mahadceliyay ansixinta hindise-sharciyeedka dhismaha hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed (HSJS).<\/p>\n<p>Agaasimaha ayaa sheegay in uu sharcigan muhiimad gaar ah u leeyahay in hay\u2019addu ay yeelato sharci ay ku howlgasho,islamarkaana aas-aas u noqdo hirgelinta adeegyo hufan iyo ilaalinta xuquuqda howlwadeenada hay\u2019adda oo muddo dheer u soo dhabar adeygay bixinta adeegyada ay hay\u2019addu ka bixiso gudaha dalka iyo dibaddiisa.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Agaasimaha Guud ayaa u mahadceliyay Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo xukuumadda Dan Qaran oo si qurux badan uga shaqeeyay sidii hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadda ku yeelan lahayd sharci ay ku fuliso waajibaaka ay ugu xil saaran tahay JFS.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Agaasimaha Guud ee hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed Cabdiqaadir Cilmi Cali ayaa golaha Aqalka sare uga mahadceliyay ansixinta hindise-sharciyeedka dhismaha hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed (HSJS). Agaasimaha ayaa sheegay in uu sharcigan muhiimad gaar ah u leeyahay in hay\u2019addu ay yeelato sharci ay ku howlgasho,islamarkaana aas-aas u noqdo hirgelinta adeegyo hufan iyo ilaalinta xuquuqda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":481005,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-481004","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481004","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=481004"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481004\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":481012,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/481004\/revisions\/481012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/481005"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=481004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=481004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=481004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}