{"id":480934,"date":"2023-03-08T13:19:29","date_gmt":"2023-03-08T10:19:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=480934"},"modified":"2023-03-08T13:57:31","modified_gmt":"2023-03-08T10:57:31","slug":"golaha-shacabka-oo-meel-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-shacabka-oo-meel-mariyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Golaha shacabka oo meel mariyay hindise sharciyeedyo muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdishio-(SONNA)-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee\u00a0 BFS ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka maareynta deegaanka, waxaana oggolaatay sharcigaasi 143 -xildhibaan, wax diiday iyo wax ka aamusay midna ma jirin.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka dhowrista xogta, waxaana oggolaatay 143-xildhibaan.<\/p>\n<p>Ajendaha kulanka maanta ayaa ahaa marsiinta akhrinta 3-aad iyo u codeynta hindise sharciyeedka la dagaallanka Argagixisada, akhrinta 3-aad iyo u codeynta hindise sharciyeedka maareynta deegaanka iyo akhrinta 3-aad iyo u codeynta hindise sharciyeedka dhowrista xogta iyo sidoo kale qeybinta warbixinta akhrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka hormarinta iyo maareynta kalluumeysiga Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-480930 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Libaax1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Libaax1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Libaax1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-480929 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax2-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-480928 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax3.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax3.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax3-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishio-(SONNA)-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee\u00a0 BFS ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka maareynta deegaanka, waxaana oggolaatay sharcigaasi 143 -xildhibaan, wax diiday iyo wax ka aamusay midna ma jirin. Sidoo kale, Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka dhowrista xogta, waxaana oggolaatay 143-xildhibaan. Ajendaha kulanka maanta ayaa ahaa marsiinta akhrinta 3-aad iyo u codeynta hindise sharciyeedka la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":480930,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-480934","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480934","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=480934"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480934\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":480952,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480934\/revisions\/480952"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480930"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=480934"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=480934"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=480934"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}